[quote="Sir-Luggoyo"]COSTA,
Been ha sheegin waa ku ognahay waxaa ku umulisay Dalandalo hooyadiis cariishkiina dhexdiisa, muxuu ahaa magaceedii islaantii ciyaal Calanley oo dhan umulisay? Was it Xaliimo Sheikh?[/quote]
I am not lying man i was born in Brunto Skoorso
ma xasuusata habartii lahayd Koontenarka macmacaanka laga dhigey ku yaaley imburutooriya agteeda magaceeda iga maqane yeah that woman ba familkayaga dhan wada umulisey laakin in the hospital not at home like you
