[quote="kambuli"]Wise,
Walaahay intaa waan kaala hanweynaa... OO inleyn ninyahow maba kala jeclid dalka? So you are ok if Puntland, Jubbaland, HiiraanLand, Benaadirland etc all become like small tiny nations?
[/quote]
he doesn't care, all he wanted was his qabiil to rule
tiisa waata soomaali dishay ee "either my qabiil ha xukuman ama yeysan cidna xukumin"