Speaking of C/laahi and Cigaal encounter another funny encounter around this time I think was the time...Caydiid uu C/laahi usoo jeediyey in ay heshiiyaan oo ay qaybsadaan xukunka, dhistaana dawlad. Waxaana dhex martay doodan:
Caydiid: C/llaahi waxaynu nahay niman saaxiiba ah, hadaynu heshiinana ummadu waa heshiinaysaa
C/llaahi: Waa runtaa
Caydiid: Waxaan qaadanayaa Madaxweynaha ee waxii kale ee aad doontid sheego
C/llaahi: Caydiid, anigaa noqonaya Madaxweynaha ee adigu wax sheego
Caydiid: Saaxiibow laba nin oo isyaqaana baynu nahay oo heshiin mayno
C/llaahi: waa runtaa oo Madaxweynanimada ku heshiin mayno
Caydiid: Waa yahay saaxiib waad naga qashqashtay sheekadii
C/llaahii: Waa yahay! Qush ma leh!