Page 1 of 1

Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 5:50 am
by Ahmed-Gurey
Salaan walaalayaal waxaan ahey wiil jecel in uu idila saaxibo in ka faaideystana ciilmi maadi iyo mid diin ba.

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 5:58 am
by Spragga Benz
Salaanta qaaliga ahaa waa lagaa qaaday walaalkiis. Ku soo dhawoow.

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 5:59 am
by Ahmed-Gurey
mahadsanid , magacaagu kariba maaye muxuu u la micna yahey?

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 6:02 am
by Spragga Benz
Spragga Benz wuxuu ahaa halyeey Soomaaliyeed oo dagaalka iyo gabayga fircoon ku ahaa. Hadaadan garaneynin, waaba ku dhamaatay.

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 6:28 am
by R.I.P Kiyan
soo dhawoow my friend Smile

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 6:40 am
by biko
[quote="Spragga Benz"]Spragga Benz wuxuu ahaa halyeey Soomaaliyeed oo dagaalka iyo gabayga fircoon ku ahaa. Hadaadan garaneynin, waaba ku dhamaatay.[/quote]

LoooooooL

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 1:33 pm
by fagash_killer
we need a other ahmed gurey Laughing

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 1:43 pm
by Admins
AXMED MARKA HORE SAXIIB QABILKAGA SHEEG


AMAAA BACADA YAA AKHI SO DHOWOWWWW

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 3:52 pm
by hometown-hottie
O shit, I think I know who this person is. Shocked

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 4:07 pm
by J-EASY
So dhawoow....saxiib...meeshaan waxa faaideyo ma xalo....only dambi iyo xaraanimo baa xalo....wax kale maa jiro .xaadad raale katahay.....iska joog....if not hit the road jack.

Re: Salaan sare

Posted: Sun Feb 04, 2007 5:11 pm
by HELWAA
[quote="Ahmed-Gurey"]Salaan walaalayaal waxaan ahey wiil jecel in uu idila saaxibo in ka faaideystana ciilmi maadi iyo mid diin ba.[/quote]



Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing