Page 1 of 3

This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Sun Feb 04, 2007 11:27 am
by Daanyeer
Beesha Mareexaan oo aad uga carootay hublagu wareejiey Ciidamo..


Source: somalitalk


Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayeen in Beesha Mareexaan ee ku sugan Magaaladaasi ee aad uga carootay markii Ciidamada itoobiya Hubkii ay ka aruuriyeen Dadwaynaha Deegaanka gacanta loo galiyey Ciidamo ka tirsan Dowladda fedaraalka balse Beeshu sheegtay in Ciiamadaasi ay yihiin Ciidamo Beeleed oo laga keenay Maamul Goboleedka Puntland.

Waxgarad iyo,Odayaal, ka tirsan Beesha Mareexaan waxa ay sheegeen in Ciidamada itoobiya aysan si cadaalad ah u maamulin hubkaas waxayna codasadeen in dib loo soo celiyo hubkaasi inta laga helayo Dad dhed-dhexaad ah oo lagu Aamino karo .

Hubkan oo isugu jiray Mid waaweyn iyo mid yar-yar ayaa waxaa laga qabsaday Ciidamadii Maxkamadaha islaamiga ee ku sugnaa Magaalada Kismaayo, iyadoo maalintii doraad ahayd iska-horimaad ka dhacay Dekadda Magaalada Kismaayo waxaana iska horimaadkaasi ku dhintay 2-Ruux iyadoo ay ku dhaawacmeen 5-Qofood oo u badnaa Kooxihii Dagaalamayey.

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Tue Feb 06, 2007 2:31 pm
by Daanyeer
Gudigii garsoorka ee loo sameeyay J/hoose oo la qaadacay

Kismaayo 05, Feb.07 ( Sh.M.Network) Col, C/laahi Sheekh ismaciil Fartaag oo ah taliyaha guutada 3aad ee ciidamada dowladda KMg ah ayaa maanta ka soo horjeestay maamulka dhinaca garsoorka ee loo sameeyay gobolka J/hoose.

Col. Fartaag oo shir jaraa'id maanta ku qabtey Aqalka Barawaa ee lagaga arimiyo magaalada Kismaayo ayaa kaga hadlay xubno garsoor oo shalay loo sameeyay gobolka J/hoose.

Waxa uu sheegay in aysan waxba ka jirin maamulkii shalay dhinaca garsoorka ahaa ee loo sameeyay gobolka J/hoose.

Waxa uu sheegay in ay aqoonsan yihiin Madaxa canshuuraha ee dhowaan uu soo magacaabay wasiirka maaliyadda iyo sidoo kale labo nin oo loo soo magacaabay waaxda ilaalinta canshuuraha.

Gudigaan garsoorka ee uu qaadacay Col. Fartaag ayaa waxaa shalay magaalada Kismaayo kaga dhawaaqay wasiir K/xigeenka garsoorka dowladda Somalia Xasan Buraale.

Hadalka Col. Fartaag ayaa ku soo beegmay xilli gudigii shalay uu magacaabay wasiir K/xigeenka garsoorka maanta la filayay in ay howl-galaan, iyadoo ay caqabadi soo wajahday.


Farxaan Lafoole

Shabelle Media Network J/hoose
E-mail us: info@shabelle.net

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Tue Feb 06, 2007 2:35 pm
by COSTA
DAANYER WHAT YOU HAVE AGAINST DAWLAD SADE
HADUU CAROONAYAA SOKORTANA KU KACEYSAA Laughing Laughing Laughing

"Waxgarad iyo,Odayaal, ka tirsan Beesha Mareexaan waxa ay sheegeen in Ciidamada itoobiya aysan si cadaalad ah u maamulin hubkaas waxayna codasadeen in dib loo soo celiyo hubkaasi inta laga helayo Dad dhed-dhexaad ah oo lagu Aamino karo " Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Tue Feb 06, 2007 2:42 pm
by AbdiWahab252
Laughing Laughing

Where is Huuraale Laughing

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Tue Feb 06, 2007 2:48 pm
by Sir-Luggoyo
This reminds me the lyrics of one of Bob Marley's songs.

Give 'em an inch, they take a yard
Give 'em a yard, they take a mile

It really is a mind-boggling matter that Marexan have a say in Kismayo affairs and are actually voicing a concern!!! The audacity. Is this the end of Dhabayaco hegemony in Kismayo?

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Tue Feb 06, 2007 3:04 pm
by Lord Diplock
[quote="Sir-Luggoyo"]This reminds me the lyrics of one of Bob Marley's songs.

Give 'em an inch, they take a yard
Give 'em a yard, they take a mile

It really is a mind-boggling matter that Marexan have a say in Kismayo affairs and are actually voicing a concern!!! The audacity. Is this the end of Dhabayaco hegemony in Kismayo?[/quote]

who have hegemony in Kismayo? MR or MJs?

Couldn't be bothered about some civilians losing 'their' weapons.

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Fri Feb 09, 2007 2:57 pm
by Daanyeer
Guys,

Still u have not UNDERSTAND the CHEMISTARY of Maryooley !!!!


It's not about CLAN but it's LIVING with the DAY PRINCIPAL.


ACTIVATE ur MEMORY:


Yesterday Hiiraale was fighting against Maxamud Sayid


And Qeybdiid was fighting against Ceydiid


And C/hi Yusuf against Jaamac cali Jaamac (C/hi yusuf massacaring his own ppl in Qardho)


And Shaatiguduud against Xaabsade


And Muuse Suudi against Cumar Finish

And at last but not LEAST Daanyeer against his own CHEST.



The Somalis become VIRTUALLY as CAMEL. U can easily LEAD them towards ur own CHOSEN TREES. 'Hey Camel that tree that u were by YESTERDAy today is BITTER and tomorrow is SWEET'

'aan oyee albaabka ii xidha'



....I am the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist.....


Ur Brother With Tears-Shedded Intellectual Glasses In S'net !!!!!


YYY Col\Prof Daanyeer YYY

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Fri Feb 09, 2007 2:59 pm
by COSTA
ANY WAY AAN OOYE ILBAABKA I XIRA MA SO WADA Laughing

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Mon Feb 12, 2007 2:15 pm
by Daanyeer

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Mon Feb 12, 2007 2:44 pm
by Demure
How truthfull is the majority of the so called federal government forces are exported from Puntland?

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Mon Feb 12, 2007 2:52 pm
by Koronto91
[quote="Demure"]How truthfull is the majority of the so called federal government forces are exported from Puntland?[/quote]


100% true.

70% Majeerteen, anyone who denies it is full of bullsh!t. 30% Mareexaan, Harti abgaal, raxanweyn.

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Mon Feb 12, 2007 2:59 pm
by Demure
Koronto, we have a huge problem if it's true. Nobody should disarm for A/Yusuf's personal body gaurds. How could Geedi or even the useless parliment allow that?

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Mon Feb 12, 2007 3:10 pm
by AbdiWahab252
Demure,

I heard your adeer the other day on BBC. Laughing That man was responsible for Afbiijo's success in the election.

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Mon Feb 12, 2007 3:13 pm
by Demure
Lol@Abdi.. for real? Kheer muu sheegay?

A lot of people were responsible for electing the cancer.

Re: This Why Somali 'Reconciliation' Is Still ILLUSSION !!!!!!!!

Posted: Mon Feb 12, 2007 3:16 pm
by AbdiWahab252
Demure,

he was attacking jeele. i do like your adeer's speeches but his greed is what helped bring Afbiijo here.

Now if he only left Caddow to win .... Laughing

Actually, I am relieved Caddow lost. I'd hate to be funding a President Caddow & drawing the ire of the general public because of my awoowe.