" Aabbe laba kala dooro, ama waxbarasho doono ama guurso".
Wiilasha noocaas ah qaar ka mid ah, ayaa doorta wax barashada, kolkaasaa waxaa loo diraa adeerkii, habaryartii, abtigii, eeddadii ama ehelkiisa kale ciddii oggol inay iskuul ku darto. Halkaas ayaa isaga oo toor ah uu iskuulka dhex fadhiistaa; Waxaa laga yaabaa marka uu yahay 29 jir inuu High schoolka dhex fadhiyo ama uuba ka qalin jebiyo...
After a while ayuumbaad arki kiiyoo leh, "Aniga iyo cumar isku class-baanu ahan jirney oo micnaheedu tahay waanu is le'eg nahay! Oo yeah...hadda waa ninkii la yidhi "Aama waxbarasho ama guur....
Taa waxaa kasii daran.. Waxaa jiri jirtey Somaaliya wax la yidhaahdo shaqo qaran..Ardaygu marka uu kasoo qalin jibiyo high schoolka ayaa wuxuu hal sano wax ka dhigaa dugsiyada.. Ardaygii reer magaal ah ama dad wax bartay dhaleen, dabcan wuxuu shoolka kaga bixi jirey 17-18yrs...Mararka qaarkood wuxuu macallin u noqon jirey dad isaga le'eg ama ka weyn.. Kolkaasaad maqli mid leh "Hebel macalin buu ii ahaan jirey isagoo iska dhigaya inuu yahay ilmo yar"
Wixiiba qurbihiibaa isku fuuqsaday.... Qofkii laga maqlo af Somaali baan aqaan waa duqubey....
What is wrong with us people? If someone is 20 today will he/she stay 20 for the rest of his life? We have forumers who were claiming to be 20 for the last five years... Come on let us move forward and let the younger ones move to the age of 20... Because those who were 16 five years ago should move to to 21... So please U BANNEEYA JIDKA...Wa idin sidee..
I am just bored....




