Walaahi them Ilkoyar are sounding a lot like a broken record
All yesterday and today is the same old God damned wikipedia.org sh*t this and that...Walee Ilkoyarnimo is bliss...let me help you here kids since your repeating yourselves all day and everyday, but first go get your fat arse's a pen and a paper so you could have something to write with and ooh yeah don't for get that wikipedia.org sh*ty of a "MJ" list so you could check off which is really MJ and which is made up sh*t as you go through the Mj Family Tree that am about to give you "gun" of a Ilkoyars arse
Here: Ready set gooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo!
DAAROOD. wuxuu dhalay :
-Maxamed(Kablalax), Xuseen(Tanade),Yuusuf(Awrtable), iyo Ciise (waa iskubah)
KABLALAX. wuxuu dhalay :
-Koombe iyo Koomade (waa iskubah).
KOOMBE. wuxuu dhalay :
-Hantiile, Geri, Cabdi (waa iskubah).
-Xarte, Jiiraan, Saleebaan (waa iskubah).
HANTIILE. wuxuu dhalay :
-Harti iyo Yabarahe. (waa iskubah).
HARTI. wuxuu dhalay :
-Maxamed(Majeerteen), Maxamuud(Moorasaante), Axmed(Mooracase) (waa iskubah).
-Saciid(Dhulbahante), Geesaguule, Liibaangashe iyo kaskiqabe.(waa iskubah).
MAXAMED (Majeerteen). wuxuu dhalay :
-Aawe, Wabeeneeye.(curudka Majeerteen) (waa iskubah).
-Tabale, Warwaaqsame. (waa iskubah).
AAWE. wuxuu dhalay :
- Cumar, (Sorore), - .
CUMAR (Sorore). wuxuu dhalay :
-Nooleys, Ammaanle, Nuux iyo Halmoog (waa iskubah).
NOOLEYS. wuxuu dhalay :
- Cabdalle(Daanweyne) Muuse(Idigfacle) (waa iskubah).
-Maxamad (bah gooni)
MAXAMED. wuxuu dhalay :
-Walaal Yabare.
WALAAL YABARE. wuxuu dhalay :
-Xajiijle.
XAJIIJLE. wuxuu dhalay :
-Talareer, Yuusuf, Haylaciyo (waa iskubah).
-Gumasoor iyo Reer Waarag (waa iskubah).
-Fiilkucaag, Deylac iyo Duudmariye (waa iskubah).
TALAREER. wuxuu dhalay :
-Xasan(Himidoor), Huseen(Siwaaqroon) iyo Xamarwaaq (waa iskubah).
-Wadalmogge iyo Isaaq (waa iskubah).
-Yuusuf, Barkataale, Caqdaar iyo Saleebaan (waa iskubah).
XASAN (Himidoor). wuxuu dhalay :
-Toljecle, iyo Gudoonwaaq (waa iskubah).
TOLJECLE. wuxuu dhalay :
-Maxamed(Ummadnebi), Ibraahim, Cali, Cusmaan, Cumar(reer Cumar) iyo Axmed (waa iskubah).
MAXAMED(Ummadnebi). wuxuu dhalay :
-Jibraahiil, Cumar, Isxaaq, Xuseen iyo Nuux (waa iskubah).
-Qaasim, Saciid, Zakariye, iyo Cabdikarim (waa iskubah).
-Cali, Cabbaas, iyo Ciise (waa iskubah).
-Muuse iyo Makaahiil (waa iskubah).
-Subeyr iyo Abamakaa(Makanne) (waa iskubah).
JIbrahiil wuxuu sii dhalay qabiilo badan, eg( reer Biciidyahan, Reer maxamuud, Reer Xassan, Maxamuud Saleebaan(ie Cusmaan, Ciise and Cumar), Ugaar Saleebaan, Cali Saleebaan, Nuux Jabrahiil, Cabdirixiin Jabrahiil, Cabdiraxiin Saleebaan, Ismaciil Saleebaan, etc.
Walee Waa duni madaxeedii majo loo rogay, waa duni Ilkoyar, Majeerteen gobnimo ku maagaayo
