Postby michael_ital » Sun Feb 11, 2007 12:41 pm
check out this email I got the other day. Weird... ..
~
From : ralf widera <wira18@hotmail.de>
Sent : February 10, 2007 11:18:02 AM
To :
Subject : waxba haka cabsan
| | Trash Can | Inbox
Dear friend,
greetings from Germany and I hope you are doing fine.
My name is Ralf, I am 48 and work as a lab technician in a pharma
company.
You are from Somalia as far as I understand. I like somali people
and somali music and have some CD`s.
Some somali friends taught me few words somali, like mahadsanid, nabad
gelow.....
I found you email on the Internet.
My friend, I want to offer you some nice and important material in
somali, free of charge.
The Injil, in somali "Axdiga Cusub" a 2 hour colour DVD in
somali about the life of Jesus and a tape which is called
"sidee ku aragtida masiixa"
As well as some nice small booklets which are called:
Cafisku waa wax wey; Diin oo keliyaa ? (Daryeelinda carmallooyinka iyo agoonta)
If you are interested and you like a copy of the somali Injil; the DVD and the booklets, just let me know, send me your Post Box or street adress
and I will send it to you.
It will take some weeks, because I would send it by seamail.
All the best to you.
God bless you and Somalia.
Ralf
Waxba haka cabsan
Maxaa yeelay, Ilaah wuu ku jecel yahay
Rabbiga wuxuu yidhi: Waxaan kugu jeclaaday jacayl daa`im ah.â€
Yeremeyaah 31:3
Oo calankiisii i kor sudhnaana wuxuu ahaa jacayl.
Gabaygii Sulaymaan 2:4
Ilaah baa Wiilkiisa keliya oo dhashay dunida u soo diray si aynu ugu noolaanno isaga, oo taasaa jacaylka Ilaah laynoogu muujiyey.
1 Yooxanaa 4:9
Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbigeenna Ciise Masiix, kan naftiisii u bixiyey dembiyadeenna aawadood, si uu inooga bixiyo dunidatan la joogo oo sharka leh.
Galatiya 1:3-4
Markaad qatar ku sugan tahay
Rabbigu wuxuu yidhi: Ha cabsanina, waayo, anigaa idin soo furtay, oo magiciinna idiin bixiyey, oo kuwayga baad tihiin.
Markaad biyaha dhex maraysaan waan idinla jiri doonaa, oo markaad webiyaasha dhex qaadaysaanna idinma qarqin doonaan, markaad dabka ku dhex socotaanna, ma guban doontaan, ololkuna idinma qabsan doono.
Ishacyaah 43:1-2
Rabbiga ayaa kaa dhawri doona shar kasta, isagu wuxuu dhawri doonaa naftaada. Hadda intii ka bilaabata iyo tan iyo weligeedba Rabbigu wuxuu dhawri doonaa bixiddaada iyo soo geliddaadaba.
Sabuurrada 121:7-8
Ilaaha daa`imka ahu waa hoygaaga, oo waxaa kaa hooseeya gacmo weligood jira.
Sharciga Kunoqoshadiisa 33:27
Markaad butid
Anigu waxaan ahay Rabbiga ku bogsiiya.
Baxniintii 15:26
Oo waxay u keeneen kuwii bukay oo dhan, oo cudurro kala caycayn ah... wuuna bogsiiyey.
Sabuurrada 73:26
Jiidhkayga iyo qalbigayguba waa itaal darnaadeen, laakiinse Ilaah wuxuu weligiis ii yahay xooggii qalbigayga iyo qaybtayda.
Sabuurrada 73:26
Mid bukaa ma idinku dhex jiraa? Ha u yeedho waayeellada kiniisadda, oo iyagu ha u duceeyeen, oo saliid ha ku mariyeen magaca Rabbiga. Ducaddii rumaysad lahu way bogsiin doontaa ki buka, oo Rabbigu waa sara kicin doonaa.
Yacquub 5: 14-15
Markaad sixiroolayaasha, iyo Shayaadhiinta aad la kulantid
Rabbigu waa ila jiraa, oo anigu ma cabsan doono, bal maxaa dad igu samayn karaa ?
Rabbigu waa ila jiraa, oo wuxuu ku dhex jira kuwa i caawinaya, Haddaba waxaan kuwa i neceb ku arki doonaa waxaan doonayo.
Sabuurrada 118:6-7
Ciise wuxuu yidhi: “Bal ogaada, waxaan idin siiyey amar aad kula tumataan abeesooyin iyo dabaqalloocyo iyo xoogga oo dhan ee cadowga; innaba waxba idinma yeeli doono.â€
Luukos 10:19
Ka idinku jira ayaa ka weyn ka dunida ku jira
1 Yooxanaa 4:4
Ibliiska hor joogsada, wuu idinka carari doonaaye.
Yacquub 4:7
Markaad Erayga Ilaah ku hadleysid
Rabbigu wuxuu yidhi: “Ha cabsanin, laakiin hadal, hana aamusin; maxaa yeelay, anaa kula jooga.â€
Falimaha Rasuullada 18:9-10
Ciise wuxuu yidhi: “Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga.
Oo bal eega had iyo goor ayaan idinla joogaa xataa ilaa wakhtigu dhammaado.â€
Matayos 28:19-20
Xoog yeelo, oo aad u dhiiranow. Ha cabsan, hana qalbi jabin, waayo, Rabbiga Ilaahaaga ahu wuu kula jiraa meel kastoo aad tagtidba.
Yashuuca 1:9
Rabbigu wuxuu yidhi:â€lyaga ha ka baqin, waayo, anigu waan kula jiraa.....Anigu erayadaydii ayaan afka kuugu riday.
Yeremyaah 1:8-9
Markuu shaki kugu jiro
Rabbiga wuxuu yidhi:â€Anigu waan garanayaa fikirrada aan idiinku fikiro, waana fikirro nabadeed, oo ma aha kuwa masiibeed, si aan ugudambaystiinna rajo idiin siiyo.â€
Yeremyaah 29:11
Rabbigu waa wanaagsan yahay, oo wakhtigii dhib jirona wa qalcad, wuuna garanayaa kuwa isaga isku halleeya.
Naxuum 1:7
Nabad baan ku jiifsanayaa oo aan ku seexanayaa, Waayo, Rabbiyow, adigoo keliya ayaa ammaan igu bariiya.
Sabuurrada 4:8
Rabbiga naxariistiisa aawadeed ayaan laynoo baab`in, maxaa yeelay, raxmaddiisu ma dhammaato. Subax walba way cusub yihiin, daacadnimadaaduna way weyn tahay.
Baroorashadii Yeremeyaah 3:22-23
Markay dhimaho kula soo deristo
In kastoo aan ku dhex socdo dooxada hooska dhimashada, sharna ka baqi maayo, waayo, waad ila jirtaa.
Saburrada 23:4
Kan xaqa ahu rajuu leeyahay markuu dhinto.
Maahmaahyadii 14:32
Waxaad igu hogaamin doontaa taladaada, oo dabadeedna waxaad igu dhowayn doontaa ammaanta.
Sabuurrada 73:24
Scripture Gift Mission
PO Box 637
Nairobi 00621
Kenya
--------------------------------------------------------------------------------
Die neue MSN Suche Toolbar mit Windows-Desktopsuche. Suchen Sie gleichzeitig im Web, Ihren E-Mails und auf Ihrem PC! - Hier kostenlos downloaden!
| | | | Trash Can | Inbox
© 2007 Microsoft TERMS OF USE Privacy Statement Anti-Spam Policy