Page 1 of 1

---------->KAMBUULI<-------------

Posted: Mon Feb 12, 2007 12:08 pm
by LAFO-LAFO
Kambuuli
Disputes over access to water and grazing land were never resolved by our camel-herders. Where rain had always been the determining factor of grazing and prosperity. ...
What's the big deal if worthless camel herders kills each other?
If your hubby is a camel-herder find for him IS XAMBAAR by one
human traficer Habar-gidir. Ask abdiwahab for help!
Hadii kale nagadaa calaacalka dee!

Re: ---------->KAMBUULI<-------------

Posted: Mon Feb 12, 2007 12:30 pm
by kambuli
Lafo Sad

Makuusoo darsan tay adna....

Somehow I wasn't expecting that from you...Waxoogaa waan kaala hanweynaa...Laakiin haddii aad is tidhi mindhaa xoog baad kusoo biirin duulkan you are welcome walaal..

Ma calaacalin anigu, mana diidani in weligeedba qolya deriska ahi ay is laayaan oo daaqa iyo biyaha la isku dilo, actually dadka ay khuseyso, si fiican ayey uga heshiiyaan... Waana wax dhaca not only between the Dhulos and H/J but between labadii qabiil ee deegaan wadaagba.. That is why you will never see A Jibriil Abokor fighting with a Warsangeli..but you will see a Jibriil Abokor fighting with Gadabuursi... That is common knowledge walaal..

Waxa aan diidey waxaa weeye "Dab Afuufka"... "Naar Afuufka"
"Hud-hudka"... "Dirdiraha" "Isku Diraha" "Ehleul naar nimaanada" ama "namiimka"

Taas ayaan diidey walaal eh, ma waxad leedahay u daa ha isku gubo Somaaliye? Waajib weeye qof kasta oo Somaaliya saaran inay iska qabtaan qofka noocaas ah, waa in toosh lagu ifiyaa, waa in loo fiirsada waxa uu qorayo, qofka noocaas ihi waayo waa ruux Alle ka furtey oo aan Iimaan iyo diin iyo Somalinimo iyo bani aadamnimo midna aqoon... Kaas oo kale waa kii la yidhi;

Baadida ninbaa kula deydayi, daalna kaa badane,
Oo inaad heshana doonahayn, daa'im abidkaaye,
Dadku moodi duul nabadahoo, wax u dahsooneyna,
Dallo malaha aakhiro, haddii loo kitaab dayo eh...

Munaafaq weeye....Markaa haddii aad tahay nin dhaqan, Diin iyo iimaan leh ka fagow ruuxan, haddii aad tahay nin Qabiil indihii tireyna kusoo darasn kuwa meesha ku goobta dadka aka Goobasho.com

Re: ---------->KAMBUULI<-------------

Posted: Mon Feb 12, 2007 12:34 pm
by RIIGHAYE
Kumbuli, I like that Qamaan bulxan gabay.

It wasn't intended for Isaq and Darood, but rather Ogaden and Harti.

"Dadkuna moodi duul wada dhashoo wax u dahsooneyne
Dalo malaha aakhiro haddii loo kitaab dayo'e"

Brilliant verses.

Re: ---------->KAMBUULI<-------------

Posted: Mon Feb 12, 2007 12:38 pm
by LAFO-LAFO
Please read again waxaan qoray.
What's the big deal if worthless camel herders kills each other?