Postby Lacageylacag » Wed Feb 14, 2007 6:37 am
Dowlada FKS ma dowlad Soomaaliyeed baa mise dowlad Majeerteen?.
Bal akhriste fiiri dadka uu C/lahi Yuusuf u magacaabey Xilalka Madaxtooyada dowlada FKS
1. Yuusuf Cumar Al-Azhari, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasada - Majeerteen
2. Jamaal Cumar, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga - Majeerteen
3. Yuusuf Cusmaan Baribari, Afhayeenka Madaxweynaha, ahna safiirka Brussels - Majeerteen
4. Cabdirashiid Seed, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha- Majeerteen
5. Daahir Mire Jibriil, Agaasimaha Madaxtooyada - Majeerteen
6. Cabdirisaaq Axmed Cali, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada - Majeerteen
7. Axmed Yuusuf, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha - Majeerteen
8. Cabdullaahi Dheere, Madaxa ilaalada Madaxweynaha - Majeerteen
9. Cali Jiis, Waardiyaha gaarka ah ee Madaxweynaha - Majeerteen
10. Axmed Cabdullaahi Yuusuf, wiilka Madaxweynaha, ahna qasniga Madaxtooyada - Majeerteen
11. Yuusuf Weyrax, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha - Majeerteen
12. Xasan Cali Yuusuf, Madaxa borotokoolka Madaxweynaha - Majeerteen
13. Hibo Maxamed Cilmi, La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca xiriirka bulshada - Majeerteen