Postby musika man » Tue Feb 20, 2007 5:58 pm
[quote="Somaliman%"]http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=5966
Madaxweynaha Puntland mudane Maxamuud Muuse Xirsi iyo Kuxigeenkiisa Mudane Xassan Daahir Maxamuud
ayaa shalay ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen madaxda hay’adaha UN-CT ee Soomaaliya ka hawlgala, waxaa kaloo goob joog ka ahaa golaha wasiirada, golaha Baarlamaanka, NGO-yada maxaliga ah, bulshada rayidka ah, maamulka gobolka iyo kan degmada[/quote]
^^^^^
tigre mjertens, you cant have puntland as a seperate entity and fight to rule somalia. sometimes i miss reality and hate un-neccessarily people who oppose those tigre supporters. am changing sides soon, when indhocadde, aweis and their cousins are expelled from the hutu-courts.