Luckily this is not the real world. Isaaq's #1 amendment"thou shall not speak foul of other Isaaq sub clans" Duriyada perfected this to a T, rarely do you see two Isaaqs fighting Haber Vs Haber, the recent Daroor war reminded all of us that our union is more solid than that of any other Somali clan, be it Hawiye or Darod. There was not a Caaqil, Suldaan, Nabadoon, Poet, Ministers left in Somaliland, peacemakers came from as far as Hargeisa, Burco, Ceerigaabo, Berbera, Boorame and Buuhoodle to stop the senseless war between brothers, businessmen contributed to the peace initiatives, Reer Isaaq united by their noble desire for peace between brothers made it possible for the war to stop and clan leaders to start negotiating again. We have alot of enemies who relish in thoughts of Isaaq Vs Isaaq war ee cadawgiina ha u jabina, they are watching and praying for us to turn on each other so Somaliland falls into chaos and anarchy. And remember that Hadhaagii faqash don't differntiate between HA or HY or HJ or any Isaaq, to them you are Iidoor, Qaldan and they hate you equally for what you are, si kasteba ha u dhacdee I appeal to my Duriya brothers to stop waxyaabahan dadka walaalaha ah kala fogeeya. Xpalaya. Inaadeer Afsoomaligaa kaa xun, dumarka lama caayo siiba dumarka Duriyada Reer Sheikh Isaxaaq waa dumar barakaysan oo dun wanaagsan and am sure in adiga laftaada aad tahay nin wax garad ah, haday naagta Sacad Muuse xuntahay la soc\o oo la odhan maayo naag SM xun ee Soomalidu waxay odhan waa naag Isaaq ah oo xun shaambaduna wey inagu wada taalaa, waana hablo fiican oo nasab, qurux iyo deganaasho intaba eebe uugu deeqay. Biko, Inaadeer adna dulqaadka badi oo Reer dhan oo Shariif iyo Shaydaanba leh ha ku butaacin, ninkani waa nin ay rag ishayaan ee ama xabada dhinacaaga kaga rid cadowga Isaaq ama dhinac uuga baydh karbaashka.
Yawle waa kii lahaa isagoo hanjabaya cadowga Duriyada Rer Sheikh Isaxaaq
Isaaq waa isku hayboo Waysku hooyiyo aabbe
Qaasina ka daba yidhi
In dagaal dhammaadaa qofkii doqoni moodaaye
Nin da'weyni waa garan qabyada diillimaa hadhaye
Hadduunbaa digtoonoow horliyo hawl la dawdabaye
Debci yaan la odhan Ciidankay luguhu daaleene
Degta Qoriga saarani inuu dego ka xaaraane
Haddaan moosku soo dumin guryaha daad ma soo galoe
Duddadaan adkayn cadawgu waa soo durrinayaaye
Dablaydiyo korjooguhu ilaa u debedda gaafmeero
Dalka niman u dhaarsani illaa ay diirad ku ilayso