Sheydaanimeey Ugu Sacab Tumeen.
Ereyadda la yaabka leh,luqada naxdiinta leh,fool xumadda leh
hab dhaqameedka iyo asluubta basharka ka reeban ayaa ka soo yeera
Madaxweynaha Somaaliya Mudane-C/Laahi Yuusuf Axmed,waana ereyo ah kuwa Dadka fiyoobi ku hadliin,mana oran karaayo caqligii ayaa ka suuleey Madaxweynaha oo dharkii waa gashan yahay,dadkana waa la kulmaa,shirar iyo munaasabado badan oo ka qeyb qaataa,hadana sida uu u hadlaayo Su'aalo badan ayaa ka jirra
Hadalada la yaabka leh waxaa ka
mid ah-Hadalkan Markii uu Jowhar joogeey Madaxweynuhu wuuna
u Dabaal degaaya Sanad-guuradiisii koowaad wuxuu yirri:-
-Waxaan ahay Habaar Qabbe-Sababta la ii doorteeyna waa Hbaar Qabbenimo awgeed,Markaas ereyadaasu ma yihiin ama
la oran karaa waa kuwa ka soo yeeri karo Masuul Qaran,Jawaabtuna
Waa Maya,Iyadoo aan la soo koobi kareen hadal qalafsan,khaldan iyo
Ereyada gefka ah oo ka soo yeera Madaxweyne C/Laahi Yuusuf Axmed,
Mudadii wuu London joogeey mar uu kulan gaar ah la yeeshay qeyb
yar oo Jaaliyada ka mid ah-Hab reereed ama Qabyaaladeed ahaa wuxuu Yirri C/Laahi Sidan:-
http://www.hobyoradio.com/2,28,71carab.htm



