Jews in Somalia
Posted: Sun Mar 04, 2007 5:38 pm
Listening to the news ....What are the Jews doing in Somalia
The illegal invasion and occupation of our country brought with it an undreamt of chance for our enemies. This well planned and sinister campaign against our country has allowed Israel, among others, to come into the fold and try its hand at implementing some overdue plans inside Somalia.
Israel's involvement in the campaign to oust the ICU, which has been dismissed by many as a conspiracy theory, is indicative of Israel's well-documented designs for Muslim countries in Africa, especially Somalia.
Incredibly, Israel's role in Somali affairs has not attracted much attention among Somalis. I think its about time this changed. Our enemies are growing in strength and view the current situation as a golden opportunity to carry out their wicked plans inside Somali soil. If successful, they would have gathered enough intelligence to aid them in fostering more disunity and outright transgression against Somalia for centuries to come.
Hay'ad Sirdoon oo laga leeyahay Israel oo ka howl-gasha gudaha Somalia
Mogadishu 03, March.07 ( Sh.M.Network) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Heya’d sir doon oo laga leeyahay Israa’iil ay ka howl gasho gudaha dalka Soomaaliya.
Warbaahinta Israa’iil ayaa daboolka ka rogtay maanta in ergo Israa’iil ah ay si qarsoodi ah uga howl gasho dalka Soomaaliya iyadoo sida la sheegay gabaad ka dhiganeysa in ay kaalmeyneyso dadka Soomaaliyeed ee soo bara kacay.
Idaacadda guud ee Israa’iil ayaa sheegtay in ergadaasi oo lagu magacabo Isra-Aid ay howshooda si qarsoodi ah uga billaabeen dalka Soomaaliya iyagoo sheeganaya in ay garab siinayaan qaxootiga Soomaaliyeed.
Idaacadda Israa’iil waxa ay intaasi ku dartay in xubnaha ergadaasi sir doonka ah ee ka socota Israa’iil ay ka howl galeen labada daafood ee soohdinta u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya waxaana ay sheegeen in ay wax u qabteen qaxootiga soomaaliyeed ee deegaannadaasi ku sugan.
Idaacaddu waxa ay ku doodday in ergadaasi ay todobaadkii laga soo gudbay u qeybisay carruurta dadka soo barakacay dhar ay ku qoran yihiin waxyaabo liddi ku ah diinta Islaamka..
Idaacaddu waxa ay sheegtay in kooxdaasi ay dib ugu laaban doonaan Israa’iil bartamaha isbuuca inagu soo foodda leh.
Idaacadda guud ee Israa’iil waxa ay sheegtay in xubnaha ergadaasi ay sidoo kale sameyn doonaan olole ballaaran oo xayeysiin ay ugu sameyneyso siyaasadaha israa’iil iyo diinta Yuhuudda si ay lacago iyo dad iskaa wax u qabso ku shaqeeya ay ku helaan.
Dowladda israa’iil ayaa waxa ay caado ka dhigatay sida ay qoreen qaar ka tirsan wargeysyada carabta in dalalka Islaamka u dirto rag sirdoon ah oo ku gabanaya howlaha bini aadanimo ee loo qabto dadka ku sugan goobaha ay dagaallada iyo abaabruhu ka dhacaan.
Kaalinta Israel ay ku leedahay dagaalka Soomaaliya