InaBaxarow: Ethiopia Horta aan ku sheego, Weligeed iyo Aalahed Uma ogola inay Soomali is Raacdo!! Taasi waa Habeen Xalay oo tegay!!!! waxay uu si kala go goynaysa: Puntland, jubaland, iyo konton kale, reasonkana waad ogtahay, Somaliweyn oo is Raacda Cid Kula Deris ah ma Ogola Djibouti Mooyane, waa habeen Xalay tegay Inay Ethiopia iyo Keenya aragto Somaliland iyo Somalia oo is Raacday, Hardhowna Claim Gareeysa (NFD) iyo (ZONE 5) oo Xoog jeelatay

weliged taasi ma dhacayso, somali oo Maskaxda ilaahya ka safeeyo mooyane.....Haily Salasee kii hore Meeshan Ethiopia xukumi jiray waxo jirdhi, Anaku Hadaan nahay Ethiopia abysina ma Ogolin State somali leedahay...Tii Iya weli Maanta Xabashi oo dhan ku fekeraysa ma Ogola State ay leedahay somali, laakin se ilaahay iya taas uu fasixi waayay........
Meeshan Xamar ee la Jooga Hadda Ee Africa iskugu wada Timi,

inader ma waxad uu maleynaysa in laga Wado nabad? Think Again, East Africa Marna Kulama doonayso inay Somali weyn nabad noqoto oo ay Is Raacdo, East Africana waxa madax uu Ah, kenya Iyo Ethiopia siiba melez zenawi..Isaguna shaqado wata waa siday somalia aanay weligeed uu hagaagin oo anay isku raacin, Dekada Kismaayo iyo koonfurta Somalia Siiba (gobolada Juba ) iyo uu jeeda melez Zenawi, meel kale uma Muuqato 70 miljon oo Qof iya meel yar dirqi ku haya, walahi maalin iyo ku soo dejinaya 2 miljone oo qof Kismaayo...
Ta kale Nimankan africanka waxa soo daadeheeyay Waa ayo?
Waxa soo dadeeheyay oo Chancka siiyay Somaaliiii, cid kale may siin, Cabduallahi Yusuf uunbay somalido tiraahda, isaga uu qurdha iya keenay laakin se waa been! Qabiil kasta oo somaliyeed iya keenay, Waxasna wax loo kenay Is NACEYB SOMALIII ISKU QABTO, Hawiye Iyagi iya doonaya inay is gumeystan oo isku isticmaalan Xoog aanay lahayn, Darood sidaas si leeg...Iska daa Hawiye oo dhane, HabarGidir oo qurdha iyaan is Ogalayn..oo donaysa inay Xoog aanay lahayn isku istic masho..,Markas meeshan Nin walba dan Yar oo gar iyo ka wata ee kala soco, xagaas...
Maanta Qabiilk Dantiisa Eganaya waa (isaaq), Somalina wey wada ogtahay, markaad leedahay waan goosanaya Isaaqland, Ciday Dan uu yelaanaysa waa Isaaq oo cid kale Dan umma leh...
Uu jeedada waan gartay inader waxan doonaysa Dal is raaco oo xoog jeesha oo africa dib uu qabsada

im sorry my friend that will never happen with in us, we got so much hate for each other...So the Bigger picture would be million times better and gerater laakin se wa Riyo Sooomaliyeedd