Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Galol
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3754
Joined: Sun Aug 26, 2001 7:00 pm
Contact:

THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby Galol » Sun Mar 11, 2007 5:50 pm

Suspend clan and qabiil and think pure art. To me the greatest three gabays are:

1. "Dab baad ololisaa " Qaman Bulxan

2. " Markii xigey" Cige

3. " sidii baan.." Dhulbahante poet(unknown)

Who are your your first three?

User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14765
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby Samatr » Sun Mar 11, 2007 5:56 pm

Faarax Nuur

"Lix halkaa ku joogtaan dagaal laabta ka ogaada
Luquntana haddii laydin jaro lugaha meermeersha
Laqantooyo kaagama dartee laliya duulaanka
Laarrigana ha daynina wixii lumaya yeelkiiye"

This is as beautiful as it gets when it gets to poetry.

Galol
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3754
Joined: Sun Aug 26, 2001 7:00 pm
Contact:

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby Galol » Sun Mar 11, 2007 6:27 pm

Samatar

Faarax Nuur was great.

Pitsaleh
Posts: 121
Joined: Thu Jan 04, 2007 10:57 am

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby Pitsaleh » Sun Mar 11, 2007 6:43 pm

Walle waa run.

Nuur's a towering figure. His verse the envy of all his rivals. Waa 1st rate.

Waawareey!

Cartan Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 341
Joined: Mon May 01, 2006 9:20 am

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby Cartan Boss » Sun Mar 11, 2007 7:37 pm

Ragow kibirka waa lagu kufaaye kaa hala ogaado: by Darwish Ismacil Mire. Reer Buhodle).

Dugsi ma leh qabyaladi waxay dumiso mooyane: by Halgame Suldan Timacade. (Reer Gabiley).

Ma mucaarad ban ahay hadaan xaqa ka maansodo, bal macneeya oo maxuu itaray MINISTER kaan doortay: by Aden carab (Reer Buhodle).

Hakaraama seegina habaar laygu kari waaye (Daahir riyaale kaahin baa mucaaradka Somaliland ugu jawaabay gabaygan two weeks ago....lol): by Aden Carab

Famous poets who hailed from Buhodle Ismacil MIre, Sayyid Maxamud Cabdule Xassan, Cali Dhuux, Aden Carab, Ina Bidhiidh just to name few.

User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14765
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby Samatr » Sun Mar 11, 2007 7:46 pm

^Only Abwaan that worthy of being noted from Buuhoodle is Samatar Baxnaan.

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby XidigtaJSL » Mon Mar 12, 2007 12:59 am

Amaan Dumar

Maxamed Nuur Fadal (HJ)

1. Xasanow dhawaaq gabay haddaad iga dhaguugayso
2. hadduu guur qalbiga kaaga dhaco dheelin baad tahaye
3. dhadhan ma laha naagaa middii dhoocil noqotaaye

4. dhulka jiifto lama guursadiyo dhererka qaarkiise
5. hadday dhuubo weyd tahayna waa raaxo kaa dhimane
6. meesha iyo dhalaanimo middaan anigu dhowraayay

7. dhildhilada gacmihiyo shanshada dhumucda loo yelay
8. dhexda madaga dhaayaha indhaa dhaban wanaageda
9. dhudda qoorta iyo faayahay dhudi la soo jeedo

10. dhubbad qaadka timahaad haldhaa dhalinki moodayso
11. cirrid dhuxla iyo suuniyaa dhibic dawaadeeda
12. dhumbal-mada cad dhoolaa ilkuu dhayag noo dile'e

13. saddex dhudalay dhaclaa iyo dawali dhixir wanageda
14. sindi dheehan Qoolow sidii lagu dhex taalleeyay
15. waqfiyada gacmaa lagu dhuftee saayaq lagu dhaabay

16. dammideedba maantay deerays dheeg iskaga yeesho
17. ee ay dhabeelnimiyo qurux dhuuxa ka iftiinto
18. dhugta lugha iyo faayahay dhebel u sii dayso

19. kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo
20. dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe
21. dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade

22. inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye
23. dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye
24. dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde

25. sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere
26. inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya
27. dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa
28. dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby XidigtaJSL » Mon Mar 12, 2007 1:06 am

Ibrahim Gadhle "Saatir muu odhan"

gabaygu ma dhamma

Sarbeeb gabay allaa ii sakhiray , siinka maansada'e
Subaxii shalaytiyo dorraad, salawgi ay reebtay
Sagalkaa aroortiyo, berriyo, saandanbiyo maanta

Hadba saaca muuqdaa murtida laga sameeyaaye
Suugaanta waxa loo maraa surin cidhiidhyoone
Saca gudhay salaax kuma godlado, ama sabaalayne

Faqashtii sallaanbaa la dhacay saaran guri dheere
Sidii Qaasim saadaaliyey, iyo siibashaa timiye
Saraakhiishi naaxdiyo askari, suuqa lagu laaye

Kun aan solay, kumaanan sigtoo, selelayoo yaacay
Kunaan saafay, kumannaan sur go'an, saajinnada daadsan
Kuman sirinsirqooboo halkii, sibidhka boodheeyey

Sakaraatul-Maydkii, kuman samada eegaaya
Sibrahaa lugaa, iyo kun ay seedda kala goysey
Kumanyaal Sakaarkiyo wadnaha, soodhki kaga joogo

Sanbabbada kun ay kaga dhacday, iyo sararta hoosteeda
Kuman aan saloolay, iyo kuman diirka laga siibay
Kuman aan sadqeeyoo, sidii summaladuu loogey

Ayaxoo sun daaqay noqdeen, gebi salweyntiiye
Sabool caydha, sacab baahan, oo sadaqad doonaaya
iyo qaar siniintii urshoo, soo sunsumay dawga

Dhidar seemman jiifaa sirgacan, weere salalaaya
Sanqadhyare shabeel iyo dhurwaa daba siqlaynaaya
Sigley Dacawo, Doofaar silloon, Harimcad siigeeya

Tuke sugula, haad soo serdamey, salamadhlaa duula
Abeesada sakaarada liqdiyo soongurkiyo yeyda
Maska sululuxleeyiyo abguri, surinka noo jiifta

Soomaali waxa sheegta, saadka iyo wawga
Kulay tahay subxaanyada dagaal waa ka siman yiine
Inkastoo saqiir iyo kabiir nalagu soo duulay

Hayeeshee siday doonayeen, Saatir muu odhane
Siikaha markaan ula bixiyo, seefta ololaysa
Sida ay u le'edeen, malaa waad la socoteene
Sannadaha midbaa aadanoow, saxal ku fuulaaye

Midna wuxu ku siiyaa sed aan, abid dhammaanayne
Siddeed iyo Siddeeddaan ka baxay, saymahaan galay
Bisha May salaan baan u diray, laga sal guurayne
Allaylehe sidaan rabay waqtigu waygu soo simay

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby kambuli » Mon Mar 12, 2007 9:42 am

Inta ay qabiilkaygu tiriyeen...

Mid waliba ka qabiilkiisa ah ayuu lasoo ordi... Confused

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby LiQaaye_TDH » Mon Mar 12, 2007 12:30 pm

[quote="XidigtaJSL"]Amaan Dumar

Maxamed Nuur Fadal (HJ)

1. Xasanow dhawaaq gabay haddaad iga dhaguugayso
2. hadduu guur qalbiga kaaga dhaco dheelin baad tahaye
3. dhadhan ma laha naagaa middii dhoocil noqotaaye

4. dhulka jiifto lama guursadiyo dhererka qaarkiise
5. hadday dhuubo weyd tahayna waa raaxo kaa dhimane
6. meesha iyo dhalaanimo middaan anigu dhowraayay

7. dhildhilada gacmihiyo shanshada dhumucda loo yelay
8. dhexda madaga dhaayaha indhaa dhaban wanaageda
9. dhudda qoorta iyo faayahay dhudi la soo jeedo

10. dhubbad qaadka timahaad haldhaa dhalinki moodayso
11. cirrid dhuxla iyo suuniyaa dhibic dawaadeeda
12. dhumbal-mada cad dhoolaa ilkuu dhayag noo dile'e

13. saddex dhudalay dhaclaa iyo dawali dhixir wanageda
14. sindi dheehan Qoolow sidii lagu dhex taalleeyay
15. waqfiyada gacmaa lagu dhuftee saayaq lagu dhaabay

16. dammideedba maantay deerays dheeg iskaga yeesho
17. ee ay dhabeelnimiyo qurux dhuuxa ka iftiinto
18. dhugta lugha iyo faayahay dhebel u sii dayso

19. kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo
20. dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe
21. dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade

22. inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye
23. dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye
24. dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde

25. sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere
26. inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya
27. dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa
28. dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya[/quote]

Adiga Iyay Kugu Socota miya xidigta, Beryahan Waad soo guuxaysaye.....

War iska da aniga iya gartaye, Tii yarayd ee aan isla ogeyn weeye.... Laughing

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby XidigtaJSL » Mon Mar 12, 2007 12:38 pm

Abti waad ila garatay Cool

I like gabaygan because Ina Nur Fadal was giving his son some advise about what to look for in the woman you want to marry, taydu she's got the goods and extra more

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby LiQaaye_TDH » Mon Mar 12, 2007 12:53 pm

Isha soo man ka ridin!!..Mansha allah, insha allah ilaahay khayr iyo bash bah iyo cimri dheer ilaahay aa kaga dhigo.............

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: THE TOP THREE GREATEST PIECES OF GABAY EVER: VOTE NOW

Postby kambuli » Mon Mar 12, 2007 2:38 pm

Liqaaye,

Adiga oo aad iiga raali aan ku weydiiyo hal su'aal;

How can you claim to be Habar Jeclo when you are using words like; quote "Adiga (Iyay) Kugu Socota miya xidigta, Beryahan Waad soo guuxaysaye.....

War iska da aniga (iya) gartaye, Tii yarayd ee aan isla ogeyn weeye....

Lahjadan Iyay iyo Iya waxaa laga isticmaalaa Jabuuti... Marka what on Earth is going on Laughing

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 38 guests