Page 2 of 2
Re: Al Mahakim Al Islaamiyya Fee Somaal
Posted: Thu Mar 15, 2007 5:56 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="Ina Baxar"]Ogor , EOMM, war judge baa meeshan ii keenay oo community service baan wadaa, lacagtaan ka helayaa iska yar

[/quote]
Dhega, maxaad kala wadaa?
Ma guri baad dhacday?
Ma qof baad dhawaacday?
Ma nacasdii baa lugugu qabtay?
Mise waad dagaalantay?
Re: Al Mahakim Al Islaamiyya Fee Somaal
Posted: Thu Mar 15, 2007 5:58 pm
by KIYAN IS BACK!
EOMM is a homeless man in an internet cafe
Re: Al Mahakim Al Islaamiyya Fee Somaal
Posted: Thu Mar 15, 2007 5:58 pm
by Wiil_Soomaali
Masha Allah.Pro made great video.Righteous youngsters in the struggle...
Re: Al Mahakim Al Islaamiyya Fee Somaal
Posted: Thu Mar 15, 2007 5:59 pm
by Sadaam_Mariixmaan
EOMM waa Ina Abokor Ogaas Jamac Yessif

Re: Al Mahakim Al Islaamiyya Fee Somaal
Posted: Thu Mar 15, 2007 6:07 pm
by Ina Baxar
Maya , tuug ma' ihi, drug dealer-na ma' ihi , dadka na iska ma doonto , oo cidna ma maago.
Wreckeless driving , iyoo suspended license iyoo dhowr charge oo kale ayaa isku tagay.
Re: Al Mahakim Al Islaamiyya Fee Somaal
Posted: Thu Mar 15, 2007 6:21 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah