Xukuumada Somaliland oo xayiraad Cir iyo Dhul ah ku soo rogtay Soomaaliya
Hargeysa
Sida ku cad wareegta uu soo saaray wasiirka Duulista iyo hawada Cali Maxamed Waran Cadde taasoo lagu mabnuucay dhamaan wixii ka soo galay wadanka Soomaaliya iyagoona sabab uga dhigay mabnuucidaasi Shubanka ka jira dalka Soomaaliya.
Waa markii ugu horeysay ee maamulka Somalilanda uu ku soo rogo xayiraad Cir iyo dhul ah wadanka Soomaaliya.
xayiraadan lagu soo rogay dadka ka soo gala maamulkaasi Somaliland dhinaca dalka Soomaaliya ayaa saameyn weyn ku yeelan doonta
dad badan oo u soo qaxayey dalka Itoobiya iyo Somaliland
War galintaa ayaa saameyn doonta dhamaan gobolada Soomaaliya sida ku cad wareegtada wasiirka maamulkaasi u qaabilsan Duulista iyo hawada Mr. Waran Cadde.
Xafiiska Muqdisho, Somalia
News Update in English
www.dayniileone.comSomaliland's border patrol are inspecting all vehicles coming in from Bugland, Boosaaso