Page 1 of 1
Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:13 pm
by kambuli
Curyaankaba Caga looma waayine,
Caynkaa wax loo yidhii,
Kuwo cararayee ladan,
Haku cibro qaataan
Nin curyaan ah oo ku socda laba qori oo nala shaqeeya ayaa kol dhoweyd ku dhacay dhulka, hahay caloosha I wareegtey...Hoy jooga oo Ilaahay xusuusta caafimaadka uu idin siiyey oo wax wanaagsan ku qabta cafimaadkaas....Alla Hooyoy...Hoy jooga oo fitnadda joojiya...
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:19 pm
by LiQaaye_TDH
i thought you was gonna say..
Ma Ogtahay daraaded
Riyo inaan ku daalo
Aan badweeyn dabaasho,
Ka baafiyay daruuraha......

Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:30 pm
by XidigtaJSL
http://youtube.com/watch?v=XTb2OE_QaIQFaqash wey tageysaay
Sii tukhaan tukhiyaay
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:36 pm
by LiQaaye_TDH
SNMti ma Kuwa lugaynaya?
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:37 pm
by DawladSade
xiddigta hablahaas xunoo oromada u eg iyo nimaankaa black panther african american rejects u eeg maxaad forumka uga dabo wadaa...jileec yar markii laydin tuso wakaa waad cirkaad ku duushiin...war fourmka ha inaga wasaqeen and stop living in the past.
majeerteen were probably videotapping that retarded desert show, awalba iyagaa dabo idin ka juqeynaye radio kulmis xitaa codeskiinu ka dirsan jirteen

Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:43 pm
by kambuli
Cajiib...Haddii aan ka hadlay, curyaan Alle iyo cabsadii I xusuusiyey maxaa inoo keeney Faqash iwm? Wallee waxaa qalbigeyga kusoo dhacday...
Inakstoo loo baaqoo, oo loo sheego barwaaqo,
Dad bay meeli bugtaa, bugtaa
Xiddigta walaal meel baa ku bugtee, Ilaahay haku caafiyo...

Ilaahay maad ka baqdid maxaad iiga fadarayn topic-ga? Allaah baan rabay in la isku xusuusiyo iyo nimcada uu ina siiyee sidee wax kaa noqdeen?
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:45 pm
by DawladSade
kambuli weli waan yaabanahay sababtuu waxaas ku keeney, topicakaadu miyey qusaysay bal????
from now on ninkii Kambuli afka ku taago, anigu igu taagay
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:48 pm
by kambuli
Dawlad,
Thanks bro. Walaahay waan yaabay...Curyaankaa kufey ee ay calooshu ila xanuuntey, bal xaggay Faqash kasoo gashay....Ma ogtahay dadka qaarbaa iska buka abidkood oo aan bogsan... Xiddigtu waa ka mid...ee usoo ducee adna

Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:48 pm
by XidigtaJSL
Heestaasi waa heesihii faqashta, aniga meeli ima bugtee adiga xagan baase ku ololaysa waa xagee ilayn waadigan Somaliland iyo Isaq hoosta ka juqa juqaynaye habeen iyo maalinba, don't think you smarter than all of us, Somalinimo ha ku hoos gaban adigu dano gaar ah wata
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:53 pm
by kambuli
Xiddigta,
Ma waxaad ahayd kuwii wax gocan jirey?
Haddii aan meel kale wax kaga sheegey dadkaa aad ka hadashaday waxay ahayd inaad kaga jawaabto meeshaa walaal....
Laakiin hadda yaa ka hadlay Somaalinimo iwm...Curyaan ayaa laga hadlay kufey iyo inaan Ilaahay u mahadcelino oo wixii fitma ahna iska ilaalino...
Xaggee ayey Somaliland iyo Isaaq kasoo galeen? Ma curyaankaa ah Isaaq? Cajiib... Yaa Ilaahay yaqaan...
Isku xishood oo isla yaab... OO meesha ku bugta haku bogsato walaal...
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:55 pm
by DawladSade
Far iyo meel bugtaa is og, Kambuli cuqdad sinaba aan caadi ahayn baa lagaa qaadaye bal xoogaa vacation ka qaado amaba ha qaadan waa siday rabaane. waa la yaab dhaqanka ragaan, war soomaali marbay rag lahayde meeyeen ragaas, waxaan waa bilaa xushmad, dhaqan iyo raganimo..xiniinyahaa laga wada jaray allaa i oge
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 2:59 pm
by kambuli
Dawlad, quote " Far iyo meel bugtaa is og"
Wax walba ka yaab

Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 3:06 pm
by LiQaaye_TDH
Meel iya ku bugta markad sheekada idinku ku si camiraysan, xagaad ku maqantahin, walle anigu isle kambuuli sheekada wey rogeysa oo halki iyay ka wadi, iyay ku so marmarsootay isaaq iyo somaliland meel iya bugta oo cuqdad iya haysa...waxa iska dhaaf, bedel discussionka....
Dadka Curyaanint ah waan ka naxa wale markan meelaha ku arko, iyo Dadka waalan ee maskaxda ka yar jiran....
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 3:19 pm
by kambuli
Liqaaye,
With all honesty how old are you? Did you read everything from the beginning? Is that how fair you can be?
Re: Ma Ogtahay...
Posted: Fri Mar 16, 2007 4:54 pm
by LiQaaye_TDH
shekadaasi tagtaye, discussionkaga iska wado....