our Poets tell our DIVINE MANDATE to rule Somalia
Posted: Tue Mar 20, 2007 9:43 pm
Sayidka says it in this poem against Cali-Dhuux
...
Abtiyaalladaa iyo ku nece, ururtii Reer Khayre
Arboow Jaamac iyo Aadaniyo, Oogle kaa tage e
Waxaan uubateeyaba tolkey, oodda soo jebiye
Axmaqyahow kuwaad ku amranayd, idinka ma ahayne
Waa uur gaslow Aadan-dhagax, odayadaadiiye
Abtirsiinadaa waxay gashaa, eyda Reer Xamare
Arxan nimaan u gelihaynin, oo ina Ogaadeena
Aabowda uun bay hayaan, kii arsaa'ilaye
Sayid Maxamed Cabdille Xasan wuxuu ahaa maanso ruug aan hadalka loo qarin karin aadna u il dheer oo mid walba oo maanso is bida tub cidla ah qaadsiiya. Wuxuu Sayidku ku jawaabay:
Aw Yuusufow eray yar baan, ku erginaayaaye
Hadduu Eebbaheey kuu idmood, ururta weyn gaadho
Ikhwaanow adkee xaajadaan, kugu ammaaneystey
Ku ansixi halkii aan ku idhi, aadna ugu fiirso
Gurraasiyo Iljeex iyo u sheeg, nimanka Iidoora
Ogaadeen haddaan ahay dad, wow amar sareeyaaye
Oo ubaxa baarkaan ihiyo, awrta Haashimiye
Abtirsiimadey waxay gashaa, odayo waaweyne
Halkaan ugu arooraana waa, odayga Daaroode
Rasuulkii udgoonaana waa, ina-adeerkay e (csws)
Sayidkii Axmed ahaana, way awow runna ahee
Ibraahiin Rashiid aabbahay, odaygii weeyaane
Asaxaabihii oo dhan baan, ehel wadaagnaaye
Hadba anigu qoyskaan ahaa, loo irkanaayaye
Nin Amxaara mooyee intii, edeg adduun joogta
Islaameedku wuxuu ii yaqaan, ehelu kharykiiye
Aakhiro albaabbada jannaan, agabsanaayaaye
Adiguna Abbaanow midgaan, uraya sow ma ihid?
War sow kii Illaahay nacee, eyga qalay ma ihid?
Allaahu akbar eedaanku waa kaa af iyo beene
Ashahaaday gaalkubase waa ehelu naarkiiye
Ubbo weyso waan kugu arkaa agab salaadeede
Asaxaabihii olol ku dhace wow abtiriyaaye
Hadduu uurka kaa jiro werdigu kaama orodneene