Punaniland has turned the game into "Rwanda".
But remember there are 50 times more Punaniland civilians in Hawiyedom than there are Hawiyes in Punaniland. Thanks to the actions in PUnaniland Govt, the Punanilanders in Hawiyedom are no longer safe.
The many Punanilanders who were flying out of Xamar's airport over the past few days now will have to deal with the victims families
Garowe oo lagu afdubtay 75 dhalinyaro ah oo u dhalatay beelweynta Hawiye ,iyadoo shan ka mida la soo sheegayo in la goowracay.
Muqdisho ,Sabti ,Marso ,24, 2007, Waagacusub Online
Caasimadda Maamul goboleedka Puntland ee Garowe ayaa lagu afduubtay 75 nin oo u dhashay beelweynta Hawiye kuwaas oo la soo sheegayo in shan ka mida la goowracay .
Sarkaal u hadlay boliiska Garowe ayaa sheegay inaan la afduuban ragaas balse ay boliiska qabteen isagoo xaqiijiyay inay xabsiga dhigeen 70 nin oo u dhashay beesha Hawiye isagoo xarigoodana sabab uga dhigay shaki la xiriiro inay falal amaan xumo ah ka fulin rabeen goboladda Waqooyi barri ee Puntland.
Dadka reer Garowe qaarkood ayaa sheegay in dhalinyaradaas laga soo kala qabtay Magaaladda oo ay ka shaqeeysan jireen,waxayna wax laga xumaado ku tilmaameen shan ka mida oo kooxo hubaysan ay ku goowraceen meel dhinaca barri Garowe ka dhacda 21 KM.
Tilaabooyinka ay ku kaceen Ciidamadda Garowe ayaa la sheegayaa inay tahay Aargoosi la xiriira Askartii reer Puntland ee Muqdisho lagu gubay .
Hogaamiyaasha dhaqanka Hawiye ayaa dadka Beelweynta Hawiye ugu baaqay inaysan wax Aargoosi ah ku kicin ayna ogaadaan inay yar yihiin Daaroodka siyaasad ahaan taageersan Madaxweyne Yusuf,iyagoo dhinaca kalana ku baaqay in la nabadgeliyo Shacabka Majeerteeniya ee ku nool goboladda ay degan yahiin Hawiyaha balse la ugaarsado Askarta hubaysan ee dooneyso inay shacabka xasuuqdo.
Guud ahaan jawigga Soomaaliya iyo Jaaliyadaha dibadda ku nool waxaa hareeyay xasaasiyad qabiil.waxaana muuqaneeysa inuu biloowday is dil iyo kala aargoosi qabiil kaas oo dhaawacwayn gaarsiin kara jiritaanka dowlad Soomaaliyeed




