A Determinded President and PM listen To Their Interview.
Posted: Sat Mar 24, 2007 9:51 pm
Click on the link below, than either listen to the President beening interviewed about the recent events in Mogdishu, Same kinda interview with the PM.
http://voanews.com/somali/2007-03-21-voa2.cfm
Very strong words from both the PM and the President they seemed very confident.
"The President has stated that the threat in Mogdishu will be fully eliminated, he also said We are all in an awful situation but Mogadishu can no longer stay this way"
TFG government has displayed unbelievable patience. How more patient can you really be? These anarchists refuse to talk. They display savegery and animalism by buring bodies. They have no purpose in life other than looting and plundering. How can you talk with such an entity? the Goverment should and inshallah will up their cleaning process. Those 10,000+ TFG soldiers should overrun South Muq. and annihilate anything that comes their way. Enough ceasefires and other unworkable crap.
The President is about to personaly men handle these guys he wants the job done and he wants it done right. Thats why ku baaqsaday inuu aado Shirka Dalalka Carabta.
The President and his crew are determinded to handle and bring law and order to Mogdishu one way or another!!!
-----------------------------------------------------------------------------------------
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka baaqsaday inuu aado Shirka Dalalka Carabta
Muqdisho:- Warar hoose oo kasoo baxay Xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho ayaa sheegaya in
Madaxweynaha Soomaaliya uu meesha ka saaray ka qeyb galka shirka dalalka Carbeed ee ka furmi doona dalka Sucuudiga.
Arrintan ayaa la sheegay in ay salka ku heyso xaalada ay hada ku sugan tahay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, ayadoo la sheegay in sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya wakiishay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo saaka ka dhoofay Airporka Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu hada ku mashquulsan yahay sidii loo meel marin lahaa shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya oo lagu wado inuu magaalada Muqdisho ka furmo bisha soo socota ee April.
Warar ku dhaw dhaw Madaxweynaha DFKMG ayaa sheegay in xiligan looga baahan yahay dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Caasimada oo maalmihii lasoo dhaafay ay ciidamada Dowlada ka wadeen hawlgalo balaaran oo ay uga soo horjeedaan kooxaha dowlad diidka ah.
Dhawaan ayuu Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyey in Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada ay u guuraan magaalada Muqdisho, xiligaasi oo uu Madaxweynaha khudbad uu ka jeediyey Baarlamaanka ku sheegay inuu si baaxadleh ugu hawlgeli doono sidii dowladu ay sal adag ugu yeelan lahayd magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horey sidii loo qorsheeyey ahayd inuu kamid noqda Hogaamiyaasha ka qeyb galaya shirka carabta ee ka dhacaya dalka Sucuudiga.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo asagu dhawaan dib uga soo noqday dalka dibadiisa kadib markii uu beesha caalamka shirar kala duwan kula soo yeeshay dalka Kenya, ayaa markale lagu wadaa inuu kaalin weyn ka ciyaaro sidii dalalka Carabta loogu bandhigi lahaa qorshaha Dowlada Soomaaliya iyo taageerada laga rabo dalalka Carabta ah.