Abu Yahya al-Libi ayaa baaq u diray kooxo uu ugu yeeray Mujaahidiin oo ku sugan Soomaaliya, kuwaasi oo uu sheegay in ay lasoo gudboonaatay Maraxalado adag.
Mujaahidiinta Soomaaliya ee marxalado adag lasoo gudboonaadeen waxaan u sheegaynaa in ay saburaan, isla markaana dagaalkooda wax ka bedalaan ayuu yiri Abu Yahya al-Libi.
http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=6440



