Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen

Postby Hiiraan boy » Wed Mar 28, 2007 1:04 pm

Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen oo ay ku cadeeyeen in guddoomiyaha siyaasadda ee beeshu uu yahay Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf

Ku: Dhammaan beelaha Somaaliyeed.
Ku: Dowladda Federaalka
Ku: Ururada Bulashada
UJEEDDO: In Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable) uu Maxamed Cabdi Yuusuf u yahay
Gudoomiyaha Gudiga Siyaasada.

Hordhac:
Wadatashiyo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay lahaayeen waxgaradka,
aqoonyahanada, odayaasha, Ganacsatada, culimada, haweenka iyo dhalinyarada Beesha
Yuusuf Daarood (Awrtable) ee ku nool dalka gudahiisa iyo debadiisa ayeey beeshu
kasoo saartay bayaan ay ku taageerayaan Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo ahaan
jiray Ra'iisul Wasaarihii Dowladiii Carta haddana kamid ah xildhibaanada kasoo
horjeeda siyaasada Guracan ee Col. C.lahi Yusuf. Waxayna meesha ka saareen
Warsaxaafadeed ku sheeg kusoo baxay bogga Internetka 25/Mar/2007
shabakadaha Warbaahinta ee www.puntlandpost.com iyo www.horseednet.com
Kadib markii ay beeshu dabagal ku sameeyeen halka ay kasoo xigteen
Warsaxaafadeedkaas, oo sida ay daabaceen ku sheegeen inuu yahay "xoghayaha arimaha
siyaasada ahna af-hayeenka beesha" ayaa waxaa beeshu wax kama jiraan ku tilmaantay
sheegashada beenta ah oo lagu marin habaabinayo hanaanka beesha, looguna adeegayo
dad gaar ah. kulankaas ayeey beeshu kasoo saartay qodobo muhiim ah.

1-Waxay beeshu cadeenaysaa inuu Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf uu yahay Gudoomiyaha Gudiga Siyaasada Beesha Yusuf Daarood (Awrtable) loona magacaabay xilkaas 15-August-2004. horayna ay beeshu ugu baahisay Bogagga Internetdka
http://www.somaliatalk.com/2004/august/15aug204.html iyo http://www.burtinle.com/news/august/beel2.html

2-Inaysan beeshu waxba kala socon xilka Mudane Maxamed siciid cali (dhagaxtuur) iyo
sheegashadiisa ah inuu yahay xoghayaha arimaha siyaasada ahna af-hayeenka beesha.

3-Inaysan jirin wax Codsi ah oo ay beeshu u gudbisay Baarlamanka DF, oo lagu doonayo
in xilka looga qaado Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf Dowladuuna ay ku kala
qaybsantahay Mabda' Maxamed Cabdi Yusufna uu Xor u yahay Mabda'iisa.

4-Waxaan usoo jeedinaynaa Mudane Maxamed Siciid Cali (Dhagaxtuur) inuu raali galiyo
Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf iyo beeshaba, waraysiyada iyo Warsaxaafadeedka uu uguadeegayo shaqsiyaadka gaarka ahna joojiyo, damacna uusan ka galin xilka Mudane
Maxamed Cabi Yusuf.

5-Ugu danbeentii waxaan DFKMG, dhamaan Beellaha somaliyeed, Ururada Bulshada, iyo
Siyaasiyiinta u cadeenaynaa in Mudane Maxamed Cabi Yusuf uu heesto Kalsoonidii
Beeshiisa, una dhiibteen xilka uu hayo. Kala qaybsanaanta Siyaasadeed ee Dowladuna
aan loogu macneen karin Danbiile, Dowladuna ay ka laabato qorshaheda guracan oo ay
ku doonayso in ay beesha kala qaybiso.

Sidoo kale waxaan uga digaynaa Website-yada kala ah www.puntlandpost.com oo
daabacay http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=8154 iyo
www.horseednet.com oo asagana daabacay http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=6445 arimo lagu wiiqayo sharafta, iyo Karaamada Xildhiban maxamed Cabdi Yusuf iyo Beeshaba inay ka feejignaadaan waxay soo daabacayaan, ilaaliyaana Sharafta saxaafadda.

Waxaan sidoo kale uga digaynaa Idaacadda SBC ee fadhigeedu yahay magalaada Bosaaso
oo waraysi la yeelatay Maxamed Siciid Ali (Dhagaxtuur) oo ku sugan Magaalada
BAYDHABO inay hubsato cidda ay waraysiga ka qaadayso iyo xilka uu hayo inuu yahay
mid sax ah.

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen

Postby Sadaam_Mariixmaan » Wed Mar 28, 2007 1:06 pm

Yusuf Daarood (Awrtable)

Cool

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen

Postby Ina Baxar » Wed Mar 28, 2007 1:10 pm

Interesting statement coming from what they call " darbi daarood" .

Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen

Postby Lord Diplock » Wed Mar 28, 2007 1:24 pm

[quote="Ina Baxar"]Interesting statement coming from what they call " darbi daarood" .[/quote]

'darbi Darood' is Tanade (aka Lelkaasa) and not Awrtable.

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen

Postby Sadaam_Mariixmaan » Wed Mar 28, 2007 1:27 pm

Yusuf bin Daarood Al-Jabarti

was Youngest son of Sheekh Daarood bin Ismaciil Al-Jabarti
Last edited by Sadaam_Mariixmaan on Wed Mar 28, 2007 1:44 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen

Postby Ina Baxar » Wed Mar 28, 2007 1:30 pm

Oh sorry, thanks for the correction Lord Diplock

Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Bayaan ay Beesha Yuusuf Daarood ee Awrtable soo saareen

Postby Unclebin- » Wed Mar 28, 2007 1:31 pm

Big upppppppppppppps to AWR KA TABTE Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 34 guests