Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Unclebin- » Fri Mar 30, 2007 2:45 pm

Stop USING THERE NAME AS HAWIYE Laughing Laughing

Golaha dib u heshiisiinta iyo danaha beelaha Abgaal oo Qoraal ka soo saaray dagaalada Muqdisho
Last Updated::2007-03-30 18:10:36

Muqdisho:- Sida la ogsoon yahay dowladii dhexe ee Soomaaliya waxay burburtay 16-sano kadib,
laga soo bilaabo xilligaasna Soomaaliya waxaa soo food saaray dhibaatooyin ba'an oo isugu jira kuwa dabiici ah iyo kuwo bani'aadamku ku lug leeyahay, dad badan ayaa ku naf waayay, kuwa kalena way ku naafoobeen.

Dadaalo badan oo ay ka qeyb qaateen ururo goboleedyo iyo kuwa caalami ah ayaa la sameeyay si xal loogu helo arrimaha Soomaaliya. inkastoo dhammaan dadaaladaasi ay ku dhammaadeen guul darri hadana mar walba waxaa laga qaadanayay waayo aragnimo iyo khibrado.

Taa ayaa suurtagelisay in dabayaaqadii sanadkii 2004-kii ay Soomaalidu dhisato Dowlad Federaal ah, iyadoo lagu saleeyay qaab beeleed ku dhisan xeerka loo bixiyay 4.5, waxaana xusid mudan dowrka weyn oo ay ka ciyaartay IGAD hergelinta dadaalka loogu jiray in Soomaaliya dowlad loo dhiso.

Hase ahaatee waxaa dowladdii soo foodsaaray culeys weyn, taa oo in muddo ahba u suurtagelin weysay inay xasilooni iyo kala dambeyn dalka ku soo dabaasho. Arrintani way sii cakirantay tan iyo markii uu soo ifbaxay ururkii Golaha Maxaakiimta, oo iyagu gacanta ku dhigay gobolada Koonfureed intooda badan, waana lagu guul darreystay in si nabad ah lagu xalliyo khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeyay iyaga iyo DFKMG ah, markii dambena Dowladda Federaalka oo kaashaneysa Dowladda Itoobiya waxay arrintaan ku soo afjartay awood, taa oo u suurta gelisay inay dowladdu gaarto caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Dowladda iyo caalamka gaar ahaan dowladaha daneeya arrimaha Soomaaliya intuba waxay xoogga saareen in marxaladaan loo baahan yahay dib u heshiisiin dhex marta Soomaalida, sidaa darteed dowladdu waxay ku baaqday shir dib u heshiisiin, waxaase arrintaan iyo gebi ahaanba ajandaha nabadeynta caasimada ka hor yimid dad iyagu isku magacaabay beesha Hawiye.

Khilaafkaan iyo maandhaafkaan wuxuu sababay dagaalo ba'an oo ka dhacay caasimada geystayna khasaaro naf iyo noolba leh iyo walibabarakac weyn.

Beesha Abgaal, kadib markii ay u kuur gashay arrimahaan oo dhan, waxaa lama huraan noqotay inay muujiso mowqifkeeda ku beegan arrintan soona saarto war-murtiyeedkaan:-

1- Beesha Abgaal, oo ka mida beel weynta Hawiye, ahna mid ka mid ah kuwa ugu waaweyn qeybaha beesha Hawiye, waxay caddeyneysaa inaysan ku lug lahayn shirarka ay qabanayaan dad iyagu isku magacaabay inay ku hadlayaan magaca beesha Hawiye, iyo dagaalada ka socda magaalada toona.

2- Beeshu hadda wixii ka horeeyay waxay u kuur galeysay xaaladda, waxayna baadigoob ugu jirtay qaabkii si nabad ah xal loogu heli lahaa arrimaha Soomaaliya, waxayna beeshu si weyn uga qeyb qaadaneysaa sidii loo soo celin lahaa Qaranimadii Soomaaliya.

3- Beeshu waxay si buuxda u taageersan tahay Dowladda Federaalka, iyadoo aaminsan in Dowladnimadu tahay wadada kaliya ee looga bixi karo dhibka ay ummadda Soomaaliyeed ku jirto.

4- Beeshu waxay sidoo kale ugu yeereysaa qeybaha kale inay ku soo biiraan geedi socodka nabadeed, kana fogaadaan wax walba oo abuuri kara khalalaaso cusub.

5- Ugu dambeyn waxaan codsaneynaa bulsha weynta caalamka iyo tan gobolkaba inay ku caawiyaan dadka Soomaaliyeed sidii loogu dabaali lahaa nabad iyo kala dambeyn dalkooda.

Waxaan xusuusineynaa dhammaan qeybaha kala duwan ee Soomaalida:-

1- In Dowladdani tahay Dowlad Federaal ah, kuna saleysan 4.5.

2- In loo baahan yahay qabashada shirka dib u heshiisiineed si loogu soo celiyo umadda dhexdeeda kalsooni.

3- In la ilaaliyo dastuurka Federaalka iyo dhammaan heshiisyada xiriirineed ee u dhaxeeya umadaha caalamka.

Wabillaahi Towfiiq

Qoraalka ka soo baxay Golaha dib u heshiisiinta iyo danaha Abgaal waxaa ku saxiixnaa Afhayeenka Golahaasi Md. Muxyaddiin Xasan Afrax.

Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
xuurshe114@hotmail.com
Somaliweyn | HRNet

Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Unclebin- » Fri Mar 30, 2007 2:47 pm

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 30/03/07

sida la ogsoon yahay dowladii dhexe ee Soomaaliya waxay burburtay 16-sano kadib, laga soo bilaabo xilligaasna Soomaaliya waxaa soo food saaray dhibaatooyin ba'an oo isugu jira kuwa dabiici ah iyo kuwo bani'aadamku ku lug leeyahay, dad badan ayaa ku naf waayay, kuwa kalena way ku naafoobeen.

Dadaalo badan oo ay ka qeyb qaateen ururo goboleedyo iyo kuwa caalami ah ayaa la sameeyay si xal loogu helo arrimaha Soomaaliya. inkastoo dhammaan dadaaladaasi ay ku dhammaadeen guul darri hadana mar walba waxaa laga qaadanayay waayo aragnimo iyo khibrado.

Taa ayaa suurtagelisay in dabayaaqadii sanadkii 2004-kii ay Soomaalidu dhisato Dowlad Federaal ah, iyadoo lagu saleeyay qaab beeleed ku dhisan xeerka loo bixiyay 4.5, waxaana xusid mudan dowrka weyn oo ay ka ciyaartay IGAD hergelinta dadaalka loogu jiray in Soomaaliya dowlad loo dhiso.

Hase ahaatee waxaa dowladdii soo foodsaaray culeys weyn, taa oo in muddo ahba u suurtagelin weysay inay xasilooni iyo kala dambeyn dalka ku soo dabaasho. Arrintani way sii cakirantay tan iyo markii uu soo ifbaxay ururkii Golaha Maxaakiimta, oo iyagu gacanta ku dhigay gobolada Koonfureed intooda badan, waana lagu guul darreystay in si nabad ah lagu xalliyo khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeyay iyaga iyo DFKMG ah, markii dambena Dowladda Federaalka oo kaashaneysa Dowladda Itoobiya waxay arrintaan ku soo afjartay awood, taa oo u suurta gelisay inay dowladdu gaarto caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Dowladda iyo caalamka gaar ahaan dowladaha daneeya arrimaha Soomaaliya intuba waxay xoogga saareen in marxaladaan loo baahan yahay dib u heshiisiin dhex marta Soomaalida, sidaa darteed dowladdu waxay ku baaqday shir dib u heshiisiin, waxaase arrintaan iyo gebi ahaanba ajandaha nabadeynta caasimada ka hor yimid dad iyagu isku magacaabay beesha Hawiye.

Khilaafkaan iyo maandhaafkaan wuxuu sababay dagaalo ba'an oo ka dhacay caasimada geystayna khasaaro naf iyo noolba leh iyo walibabarakac weyn.

Beesha Abgaal, kadib markii ay u kuur gashay arrimahaan oo dhan, waxaa lama huraan noqotay inay muujiso mowqifkeeda ku beegan arrintan soona saarto war-murtiyeedkaan:-

Beesha Abgaal, oo ka mida beel weynta Hawiye, ahna mid ka mid ah kuwa ugu waaweyn qeybaha beesha Hawiye, waxay caddeyneysaa inaysan ku lug lahayn shirarka ay qabanayaan dad iyagu isku magacaabay inay ku hadlayaan magaca beesha Hawiye, iyo dagaalada ka socda magaalada toona.
Beeshu hadda wixii ka horeeyay waxay u kuur galeysay xaaladda, waxayna baadigoob ugu jirtay qaabkii si nabad ah xal loogu heli lahaa arrimaha Soomaaliya, waxayna beeshu si weyn uga qeyb qaadaneysaa sidii loo soo celin lahaa Qaranimadii Soomaaliya.
Beeshu waxay si buuxda u taageersan tahay Dowladda Federaalka, iyadoo aaminsan in Dowladnimadu tahay wadada kaliya ee looga bixi karo dhibka ay ummadda Soomaaliyeed ku jirto.
Beeshu waxay sidoo kale ugu yeereysaa qeybaha kale inay ku soo biiraan geedi socodka nabadeed, kana fogaadaan wax walba oo abuuri kara khalalaaso cusub.
Ugu dambeyn waxaan codsaneynaa bulsha weynta caalamka iyo tan gobolkaba inay ku caawiyaan dadka Soomaaliyeed sidii loogu dabaali lahaa nabad iyo kala dambeyn dalkooda.
Waxaan xusuusineynaa dhammaan qeybaha kala duwan ee Soomaalida:-

In Dowladdani tahay Dowlad Federaal ah, kuna saleysan 4.5.
In loo baahan yahay qabashada shirka dib u heshiisiineed si loogu soo celiyo umadda dhexdeeda kalsooni.
In la ilaaliyo dastuurka Federaalka iyo dhammaan heshiisyada xiriirineed ee u dhaxeeya umadaha caalamka.
Wabillaahi Towfiiq

Qoraalka ka soo baxay Golaha dib u heshiisiinta iyo danaha Abgaal waxaa ku saxiixnaa Afhayeenka Golahaasi Md. Muxyaddiin Xasan Afrax.

Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
xuurshe114@hotmail.com
Laughing

User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Somali-Transporter » Fri Mar 30, 2007 2:48 pm

This is Old shiiiiit..

Abgaal are fighting 100% with us this time.. they will die with us.. they don't have choice

User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Cawar » Fri Mar 30, 2007 2:49 pm

Not only Abgaals, but the Sacad, the Xawadle and even many of the murursade are parts of the government troops taking part of the fight..

But like they used(the Ceyr and some Saleban) the Islamic card , now they are trying to bring this into Daarood Vs hawiye or even worse Somali oo dhan vs MJs...which will eventually fail. Smile

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby neocon_2007 » Fri Mar 30, 2007 2:50 pm

the insignificant HG are savages, the abgaals flesh are a supplement when they cant find the Amaxaro or the few hundred Puntland troops in the TFG to kill Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Unclebin- » Fri Mar 30, 2007 2:51 pm

Somali transporter

This was today's news sxb.

User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Somali-Transporter » Fri Mar 30, 2007 2:52 pm

You are smart my friend.. Cool

But do you think that ppl are stupid...

Hawiye is 1 Unity this time..

and we will start all over again biiliqo..

User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Cawar » Fri Mar 30, 2007 2:54 pm

Laughing Laughing Laughing @bliliqo.....is that al your thinking of????? looooooool

User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Karbaash_killa » Fri Mar 30, 2007 2:54 pm

Majeerteen people joined the liberation today just show patriotism and avoid falling pray..

Allahu akbar...

User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Somali-Transporter » Fri Mar 30, 2007 2:54 pm

We are figthing side by side...

User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Somali-Transporter » Fri Mar 30, 2007 2:56 pm

Sxb.. hawiye will never be friendly anymore..

we tried to be friends with somaliweyn but they had to big qudad..

and this time fuck them and thier qudad..

Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby Unclebin- » Fri Mar 30, 2007 2:58 pm

LOOOOOL at this caqli moryaan. All they think of is bililiqo. Laughing

User avatar
NoAngst.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1161
Joined: Wed Feb 21, 2007 9:34 pm

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby NoAngst. » Fri Mar 30, 2007 3:03 pm

Beesha Abgaal and all other beeshas are with their Somali brothers in Xamar today. Few Xaarti sellouts won't alter reality.

More and more "tfg" troops are either abondoning their positions or joining their brothers against Xabashi.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby AbdiWahab252 » Fri Mar 30, 2007 3:05 pm

Somaliweyn = Owned by the Kooxada Mbagathi

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Beesha Abgaal fully support the government, tell Ceyr & HG t

Postby neocon_2007 » Fri Mar 30, 2007 3:06 pm

[quote="Karbaash_killa"]Majeerteen people joined the liberation today just show patriotism and avoid falling pray..

Allahu akbar...[/quote]

Laughing Laughing Laughing LaughingHabar Kintiir never cease to amaze me, prey to what. Your savagery and thurst for MJ blood Shocked

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 69 guests