Tigre re-enforcement ambushed at Lego
Posted: Sat Mar 31, 2007 2:39 pm
Kolonyo gaadiid dagaal ah oo u soo gurmanayay Ciidamadda Itoobiyaanka ee ku godoonsan Muqdisho ayaa laba ka mida lagu gubay degaanka Lego ee gobolka Sh/hoose sida ay xaqiijiyeen dadka degaankaas.
Gudoomiyaha Degmada Lego ayaa sheegay in Ciidamadda Itoobiyanka sidoo kale laga qabsaday sedex gaari oo laba ka mida ay sideen Saad Ciidan halka midka kalana uu yahay Gaari dagaal oo qori Zuu ah uu saaran yahay.
Wararku waxay sheegayaan in Ciidamadaas dib u jabeen,waxaana sidoo kale warar kale sheegayaan inay Ciidamadii ka baxay Xerooyinka Maslax iyo CeelCirfiid ka soo wareeganayaan dhinaca Afgooye si ay ugu soo gurmadaan kuwa Muqdisho.
Xeeldheerayaasha Melleterigga ayaa la yaabay kaarto dagaalka Ciidamadda Itoobiyaanka ee Muqdisho ku sugan oo ka dhamaan waayay WEEYNII .
Taageerayaasha Cabdilahi Yusuf ayaa buufis iyo cabsi gelin ku wado Jaaliyadaha dibada degan iyagoo sheeganaya guulo aysan gaarin .
Dowladda Cabdilahi Yusuf ayaa u muuqato mid aan samadda laga aqbalin oo caro alla ku dhacday.