Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kooxha Kacdoonka & Ciidamada Ethiopia Oo Isku Diyaarinaya Da

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Kooxha Kacdoonka & Ciidamada Ethiopia Oo Isku Diyaarinaya Da

Postby Hiiraan boy » Tue Apr 03, 2007 9:51 am

Waxaa si xowli ah uga socda diyaargarow dagaal iyo abaabul xoogan magaalada Muqdisho, xili la dareemay degenaasho gaaban oo aan caga badan ku taagneyn, iyadoo goor walba la filan karo, guluf colaadeed oo Muqdisho ka dhaca ayna madaxa is daraan Xoogaga Kacdoonka, iyo Ciidamada Ethiopia oo iyaguina soo gaareen gurmad Ciidan iyo hub kadib markii aad loo wiiqay awoodii Ciidan ee magaalada ku sugeneyd dagaalka 3-da maalmood socday….



Xiisadaan colaadeed ayaa la sheegay iney sare u sii qaaday kadib markii warar xasaasiyad xambaarsan uu jeediyay dhowaan Col.C/laahi Yuusuf lagana dareemay dhamaan degaanada beelaha Hawiye oo ay ku jirto Caasimada Muqdisho,waxeyna kor u kicisay shucuurta iyo qiirada shacbiga, kadib markii la faafiyay wararkaasi oo uu ku sheegay in Beelaha Hawiye 90% kiiba ka soo horjeedaan dowladiisa sidaas daraadeedna ay kala adkaan doonaan uuna dhici doono dagaal ka baaxad weyn kii 1992-dii, Col.Cabdilahi Yusuf oo ah Madaxweyne aan shacab lahayn, kuna adeegta Ciidamada Ethiopia isla markaasna ku shaqeeya siyaasad qalafsan oo qabyaalada ku dhisan, ayaa waxaa warar dahsoon ay sheegayaan inuu hadalkaas ahaa mid looga qabtay talefonka Mobile-ka ,xili uu la dardaarmayay xubno ka soo jeeda Puntland oo uu kaga warbixinayay Maleeshiyaadkii lagu jiiday wadooyinka Muqdisho, dhanka kale Kooxaha Kacdoonka Muqdisho ayaa wada isku diyaarinta dagaal ay la galaan Ciidamada Ethiopia, waxeyna wadooyinka qaarkood dhigeen caro kaawooyin iyo iney ku beeraan miino si gaadiidka iyo Ciidamada Ethiopia ay si fudud uga howl gelin waxeyna sidoo kale dhigeen Kooxo aad u hubeysan wadooyinkaasi, isla markasna waxey sii xoojiyeen dhamaan aaga la isku hor fadhiyo, dad badan ayaa saadaalinaaya in Dowlada Ethiopia aysan daacad ka aheyn ee ay dooneyso iney wakhtiga dheereysato si ay dib isugu abaabusho ciidamadeeda ku sugan caasimada oo burbur ka soo gaaray dagaalka, waxaana la filan karaa wakhti walba inuu dhaco dagaalka.

Madaxweyne
Posts: 104
Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm

Re: Kooxha Kacdoonka & Ciidamada Ethiopia Oo Isku Diyaarinaya Da

Postby Madaxweyne » Tue Apr 03, 2007 11:02 am

Waryaa hiiraan-boy, wariyaha dagaalkoow, yaakhey naga daa waan ku daalney dagaalkee. waxaa la joogaa wakhtigii aan qoryaha barkinta hoosteeda gashan laheyn ileen naagihii baa cabaadaya wasmo la'aan daraadeed.

User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: Kooxha Kacdoonka & Ciidamada Ethiopia Oo Isku Diyaarinaya Da

Postby zulaika » Tue Apr 03, 2007 11:55 am

lol. madexwyne

war midii wasma u cabaadeysa xili dagaal waa love qadhmuunad ah ee do her a favor, qoriga pillowga hostiisa ka soo saar ee iyada kukala jeex. bacdan kolkaa qorigaaga ku abaar meesha cun cuneysa. Laughing Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 45 guests