some of my favorite ones
naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa
Nimaad fadhiga kaga adagtahay looma sara kaco
Nimaad kabo ka tolanayso kabihiisaa la eegaa.
Nin is faanshey wa ri´is nuugtay
Nin kaa dheer wax looma tilmaamo
Nin ku necebi xantaa og, nin ku jeclina xogtaa og
Nin qoyani, biyo iskama dhowro.
Nin waalan, walaalkiisaa u miyir qabaa
Ninkii talin jiray hadduu tago, midaan talin jirin baa yimaada