Highclass anigu Tigrey berigan Addis qabtay 1999 ayaa igu horeysay.
If you're talking about the SNM, the governement of Mengistu Haile Mariam baa SNM-ta iyo SSDF-ta iyo USC-da ba xoogga yar oo hub iyo tababar ku caawisay.
Daraawishtaan aad hadal hayso maxay yihin?

Ma ciidanki mad mullah baad ka wadda mise wax kale.
Warsangeliga waxaan tusaale kaaga soo qaday , majeertenia ayaa dul keentay ciidanka injirleyda idinku na hadaad is waashan xabashi kale ayaa laydin soo dul dhigi.
Marka idoor nacaybku halkuu idinku wado horta iska hubsada

{friendly advice}