The Tigres are establishing a base in Cadale coast to rape and pillage in Abgalia.
Mohamed Dheere and Gacmadheere have already visited Cadale to clean and sweep for their hungry masters.
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay in ay fariisimo ka dhiganayaan Degmada Cadale ee G/Sh/Dhexe.
Ciidamo Ethiopian ah oo dhowaan ka soo dhaqaaqay Deegaanka Feer Feer ee Xuduuda, ayaa la sheegay in ay ku soo wajahn yihiin Degmo Xeebeedka Cadale, kuwaasoo la sheegay in ay fariisimo ciidan ka dhigan doonaan.
Wararku aanu heleyno ayaa tilmaamay in Ciidamada Ethiopia ay xoojin doonaan Ammaanka wadada Xeebta ah ee gasha Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
Waxaa la filayaa in dhowaan Degmada Cadale ay gaareen Maxamed Dheere oo xiriir wanaagsan la leh Ethiopia iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Mr Gacma Dheere, kuwaasoo la sheegay in ay halkaas ku soo dhoweyn doonaan Ciidamadaas oo ula jeedkooda lagu sheegay sidii ay wadooyinka gala Gobolada Dhexe ee marta wadada xeebta ay ammaankeeda u sugi lahaayeen



