Xiddigta, quote " To all of those who claim Rageh was born in Somalia. He clearly states he was born in Hargeisa, Somaliland where his parents live today"
Bal Ilaahbaan idinku dhaarshee qofkan eega
Waar maxaad kala waddaa? Sow wuxuba Somaaliya uun maaha?Gurigii #4 ayey kusoo koreen oo ku barwaaqoobeen..Waan aqaan xataa gurigoodii eh...
Balaayo ku kala gurtey...
And then what is the big deal about Raage Oomaar? Imsia wariye ayey Somaaliyi leedahay? Miyaad weli aragtay wax ku hor wada kuwooda? Meesha niicda kala teg ninyahow..
War anagaa balaayo aragnay!