Ninyahow laba arrimoodba waan iska dhex arkay.
1. Qof doonaya inuu aniga iga dhaadhiciyo inay Muqdisho iyo Hargeysa laba Somaali kala tahay.
2. Qof weyn oo sidii caruurta berigii aanu ahaan jirney marba la shir imanaya, hebel waa isaaq oo waa wariye ama wax la mid ah oo aan dhaamin. Waxaan xusuustaa berigii aanu ahayn 2nd grade-ka ayaan habalaha yar yar ee kale isugu faani jiirney gurigayaga wayn iyo gaadhigayaga ayaa ka qurxoon kiina iyo hebel baa adeerkay ah... Ama tuulo yaroo odey dhutinaya uu kasoo baxo oo uu ku faano...
I am just fed up of this character's bragging...
Hakala tego meesha niicda... And I mean It...
Liqaaye,
Laba boqol oo thread ayaad maalin kasta dadka u furtaan, miyaad weli aragtay cid cabadaysa oo idin leh waad na neceb tihiin? Maxaad baase lasoo hiilisaa ninyahow horta? Mar hore miyaanan ku odhan aniga iyo ninkaas isu kaaya daaya?





