Mission Completed
Dhahar Oo Golihii Deegaanka Loo Dhisayo.
Apr 10, 2007 By:Jidbaale.com
Dhahar(Jidbaale.com);-Wararka ka imaanaya degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saacadaha soo socada lagu dhawaawayo dhismaha Golaha deegaanka ee Degmadaasi,sida uu sheegay Wasiirka Dawladaha Hoose iyo horumarnta reer Miyiga Cali Cabdi Awaare.
Degmada Dhahar ayaa maalintii shalay laga baacsaday Maleeshiyaadka Maamulka Riyale oo isku dayey in ay degmadaasi soo galayaa,waxaana hadda degmadaas ka socota dhismihii golaha deegaanka ee degmadaasi,waxaana ku sugun tiro wasiiro ah
Wixii ak soo kordha kala soco jidbaale.com