Page 1 of 1

TFG ARE GETTING KICKED ASS

Posted: Wed Apr 11, 2007 11:30 am
by Somali-Transporter
http://www.xog-waran.com/xog-waran11Apr ... -kaah.html

Dagaalkii saaka ka qarxey deegaanada Juungal ilaa iyo Isgoyska Fagax ayaa maanta duhurnimadii sii xoogeystey dagaalkasoo ku ku soo fiday goobo hor leh. Ciidamada sheegta magaca dowlada ayaa laga saarey degaanadii ay hore u joogeen sida Isgoyska Fagax, Hotel Kaah halkasoo looga qabsadey gaari tiknika ah. Dagaalka ayaa hadda ka socdaa agagaarka Hotel Lafweyn halksoo ay ku soo aruureen ciidamada dowlada magaceeda ku dagaalama.



Degaanka Jamhuuriya ayaa sidoo kale ka socdaa dagaal goos goos ah halksoo ay ku suganyihiin ciidamada dowlada waxuuna dagaalka kala dhaxeeya dad degan degaanka oo ka soo horjeedo in ciidamadan dul joogaan xaafadahooda.

Ilaa iyo hadda dagaalka si toos ah uma soo gelin ciidamada Itoobiyaanka oo xabad joojin lagaley Odayaasha beesha Hawiye hase'yeshee waxaa laga cabsi qabaa in ay dagaalka toos u soo galaan hadii uu sii socdo.

Dhanka kale Villa somalia ayaa goor dhow laga laga soo tuurey dhowr madfac kuwasoo inta badan ay ku dhacayaan xaafada Yaaqshiid.

Re: TFG ARE GETTING KICKED ASS

Posted: Wed Apr 11, 2007 11:31 am
by Somali-Transporter
http://www.waagacusub.com/11.04.07.7.htm

Xoogaga kacdoonka Muqdisho ayaa la wareegay gacan ku haynta Isgoyska fagax dagaal qaraar oo socday saacado badan kadib.

Xoogaga kacdoonka ayaa wajigii hore ee dagaalka lagu jibiyay iyadoo Ciidamada dowlada Cabdilahi Yusuf ay gaareen agagaarka Hotel Ramadaan hasse yeeshee markii dambe ayaa la dhabar jibiyay Ciidamadaas oo uu horkacayay Salaad Cali Jeelle oo ah Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga.

Xoogaga Kacdoonka waxay dhinaca Ciidamada dowlada ka qabsadeen afar gaari dagaal,waxaa kale oo wadada u dhaxeeysa Ramadaan ilaa fagax daadsan meeyd 50 qof ka badan oo la sheegay inay yihiin Ciidamada labada dhinac.

Ciidamada dowlada ayaa rasaas xoogan iyo madaafiic ka soo tuuraya degaandega Sii Sii ee ku dhaw Hotel Lafwayn.

Dagaalka saakay Muqdisho ka dhacay oo wali soconaya wuxuu u dhaxeeyaa Ciidamada Cabdilahi Yusuf iyo Xoogaga kacdoonka Muqdisho.mana jiraan Itoobiyaan qayb ka ah dagaalka sida la xaqiijiyay.

Re: TFG ARE GETTING KICKED ASS

Posted: Wed Apr 11, 2007 12:00 pm
by The_Patriot
where r the dhabayaco damn daroodka bey cebeyen.
everytime they want to break the record held by cabdi bile.

next time you start the war ewhen the xabasi start not the other way round.
the dhabayaco should by some nike shoes for 'fight or flee' they will come in handy. Cool

Re: TFG ARE GETTING KICKED ASS

Posted: Wed Apr 11, 2007 12:12 pm
by guhad122
The TFG soldiers are joke Walaaahay because anytime they face the freedom fighters they shit on their pants. They are either captured or killed. You can't win against a man who is standing in front of his house and fighting for his freedom and existance! Remember that "Mukulaal minankeeda joogta, miciyo libaax bay leedahay".
We are the Dhafoorqiiq? Or as we call them Dhafoor-Siiiilayaal!!! Laughing Laughing Laughing