Carmo:- wafdi uu hogaaminayey Ra'iisul wasaaraha Xukuumada
Soomaaliya oo maalintii shaley soo gaarey Magaalada Boosaaso ayaa saaka waxaa ay u ambabaxeen Degmada Carmo.
Ra'iisul wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa Socdaalkii ay ku aadeen Saaka Degmada Carmo waxaa ku wehliyey qaar ka tirsan madaxda Maamul Goboleedka Puntland oo uu ugu horeeyo madaxweyne Ku xigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud Afqurac iyo wasiiro ka tirsan maamulka Puntland, maamulka Gobolka iyo saraakiil ka tirsan Puntland.
http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=6656




