[quote="Sadaam_Mariixman"]cunta aah u bahanay nooh.. curur sade waa beer loox...... gedo waa khalas malin walbaa neef baqtiyaa ari baqtiyaa, ya akh somali na cawiya oo na cawiya anaku masakeen somali abow aa nahay nooh...aabe siyad wa dhinta noloshina waa ba'ba black sheep[/quote]
