Page 1 of 1

warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:13 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Qaadkii ma soo dhacay Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:15 pm
by biko
waar jimcaha su'aasha ii weydi... Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:16 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
marduuf baan hayaa eeh

xabad qaad aan cunahayaa eeh Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:17 pm
by biko
hadaba ha ku saxan ee biyo caab oo hadalka yaree Laughing Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:21 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
meey biyaha iga daa!


markaan marqaamo heesdan baan qaadaa!

KOW LABA KOW,

FANTA FANTA

FANTA CABA

SHAAHA DAAYA

DEBEDA U BAXAA

OO DACAAYEDAA IGA DAAYAA!

DABEETANA DAROOD KU SOO STAAGA

OO DHIIG KA KEENAA

GURIGAA KU SOO LAABTA

OO MARKAA QURAACDIINA CUNAAAAAAAAAAAAAAAAAAA!




Cajiib somaha Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:24 pm
by biko
Laughing Laughing walaahi caadi ma tihid abti.

ma miiro mise gangeytaad ku gureysa

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:27 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
waar miiro waa waali

gacanta waxaan ku haya HERERI!

WAA SIDA SALADKA

SALIIDA KA SOO DAADATA

WAA QURUX QIYAAS LAHAYN Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:28 pm
by HELWAA
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]meey biyaha iga daa!


markaan marqaamo heesdan baan qaadaa!

KOW LABA KOW,

FANTA FANTA

FANTA CABA

SHAAHA DAAYA

DEBEDA U BAXAA

OO DACAAYEDAA IGA DAAYAA!

DABEETANA DAROOD KU SOO STAAGA

OO DHIIG KA KEENAA

GURIGAA KU SOO LAABTA

OO MARKAA QURAACDIINA CUNAAAAAAAAAAAAAAAAAAA!




Cajiib somaha Laughing[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Shocked ...qof xanuunsaneya Shocked

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:29 pm
by biko
mirqaan wanaagsan oo ha ku macaanato Laughing

wax aad iskaga jabisid ma haysa Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:29 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
NAA HELWOOY INKAARTAADA XAGAA IYO JARMALKA NOOGALA TAG Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:39 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
caadi maha marqaankani Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 1:42 pm
by biko
i guess if all else fails you still have miss palm and her 5 sisters Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 3:11 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
nacas Laughing

Re: warye biko

Posted: Mon Apr 16, 2007 3:18 pm
by Hassan_Galshiredle
Laughing Laughing