Page 2 of 3
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:05 pm
by LiQaaye_TDH
Hotel'kad ku soo degi Hadaad Lacag heshid ama if you can afford it Waxa leh Reer Kun Dile, Air port'kad ka soo degi waxa leh inaderki
Aniguna Intaad Xamar ku lahayd iyaan ku leeyahay.........
Ps: as kundile said Hargeisa is not Humid or hot, its very cool....
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:06 pm
by DawladSade
liqaye been, war yaa ciidagale xiriir baan la leeyahay, dad waxaan saxiibo la ahay personally ayraboorka hargeisa si xaaraan ah ku haysto

teeda kale hargeisa maxaad igu xayeeysiin hadaan aadano waad i dili lahaydaan, aniguna aadi maayo hadii gacanta la i gooyee

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:08 pm
by KUN-DILE
The second largest group after Habarawal in Hargeysa waa Habaryoonis.
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:14 pm
by DawladSade
marka sheekada raqiiska ahi baa rabtaa inaad iga gado?
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:14 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="DawladSade"]liqaye been, war yaa ciidagale xiriir baan la leeyahay, dad waxaan saxiibo la ahay personally ayraboorka hargeisa si xaaraan ah ku haysto

teeda kale hargeisa maxaad igu xayeeysiin hadaan aadano waad i dili lahaydaan, aniguna aadi maayo hadii gacanta la i gooyee

[/quote]
Somaliba wada aaday, ciday doonto haa ahaaden........
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:17 pm
by Madmadoobe
Hargeisa is a nice town but you guys need to build decent roads if its to compete with most towns in shabeello hoose
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:21 pm
by DawladSade
[quote="LiQaaye_TDH"][quote="DawladSade"]liqaye been, war yaa ciidagale xiriir baan la leeyahay, dad waxaan saxiibo la ahay personally ayraboorka hargeisa si xaaraan ah ku haysto

teeda kale hargeisa maxaad igu xayeeysiin hadaan aadano waad i dili lahaydaan, aniguna aadi maayo hadii gacanta la i gooyee

[/quote]
Somaliba wada aaday, ciday doonto haa ahaaden........[/quote]
war irirkiina iska soo dhawaysta

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:23 pm
by LiQaaye_TDH
wadhi ogaaden iyo Xarti iya kaga badan....
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:26 pm
by DawladSade
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Fri Apr 20, 2007 11:41 am
by LiQaaye_TDH
Walle waan iman laa, sidiini bac iguma xudhna, laakin markay wax Nabada heesho, oo ay dhisanto iyaan canbaha inala cuni, laakin now you can forgetto

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Fri Apr 20, 2007 12:01 pm
by Ina Baxar
Hargeysa has a cool weather becoz it's located on a plateau{ altitude}
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Fri Apr 20, 2007 2:32 pm
by DawladSade
liqaye wallahi isaaqa aan aqaan in real waxaan ka jeclahay majiro, waa dad jira oo qalbi furan sida samatr iyo inabaxar lakin kuwiinaan kale like kundille waad iga yaabisaan cuqdada idinku jirta

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Fri Apr 20, 2007 2:37 pm
by LiQaaye_TDH
Saxiib kuwas aad sheegtay wa niman half darood ah markaas wa is fahmi karaysan, laakin aniga iyo Xidigta iyo Kundile, waxan nahay dhiig cabayaal full Duuriyada reer sheikh isxaaq....
Anigu i would invite you to Burco sxb laakin waan ku baqaya.....
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Fri Apr 20, 2007 2:40 pm
by DawladSade
lol @ waan kuu baqi, burco waa beled diimeede ma anaa qabiil la haybsin?
hargeisa gubanay yaan sheegayaa, lakin adigu waanba kuu sheegey afaaraha hargeisa uma qalintid maadama aadan ahayn Zupeer Awal, ciidagale, iyo arap

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Fri Apr 20, 2007 2:43 pm
by LiQaaye_TDH
Hadaad ii diiday Hargeisa, Darood oo dhana waxan uu diiday xamar
