Page 3 of 3

Re: 2 hours between Heaven and Hell

Posted: Fri Apr 20, 2007 2:48 pm
by DawladSade
waaba hadii aanu sheegano, geed yaho caaqa ah deegaankaadu dhiso (burco) not deegaan aadan u dhalan (hargeisa)!

anagu wataad noo jeedid, xamar danbe waa ka xaaraan inaanu sheeganaa, it's KISMAAYO CADAY baby Cool Cool Cool Cool Cool

Re: 2 hours between Heaven and Hell

Posted: Fri Apr 20, 2007 2:56 pm
by LiQaaye_TDH
True say!! hadda xayeeysiinti waan joojiyay Hargeisa, qofka igu yidhaha wax iyaan ka dhisanaya hargeisa, waxan ku idhaha, Hargeisa wa shid, dadki iya ka fara batay, oo Biyo ma jiraan Laughing ill make them change their mind Laughing