Page 1 of 3
2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 7:40 pm
by KUN-DILE
Habeenkii iigu dambeysay Muqdisho iyo Habeenkii iigu horeysay Hargeysa
http://waagacusub.com/31.03.07.1.htm
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 8:55 pm
by LiQaaye_TDH
This bit made me crack up
Mararka qaar waxaan moodayay inaan saaranahay gaadiidka dadweynaha Muqdisho,maxaa yeelay rakaabka qaar ayaa taagnaa oo kuraasta ka buuxsantay,anigana hore uma arag diyaarad Istaag lagu raaco.
Then 2 hours later he feels the fresh Hargeisa breeze
Laba saac iyo labaatan daqiiqo ayay diyaarada na soo waday Muqdisho ilaa Hargeysa,runtii waxay ii ahayd markii iigu horeeysay ee aan socdaal ku imaado Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa,waxaana dareemay neecaaw qaboow markii aan ka soo degay Madaarka Hargeysa.
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:18 pm
by KUN-DILE
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:28 pm
by LiQaaye_TDH
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:31 pm
by DawladSade
s.uckup.com buu ku jiraa cuz he is afraid the lil isaaqs might try to send him away...its all politics, kintirka naga kala xira nacaladyahay labeebyadu dhaleen
teeda kale hargeisa gubane oo qoraxdu madax kaa saarantahay miyaa laga dareemi nacow

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:33 pm
by Advocatar
oh the irony.............these guys talking about how hargeesa is paradise on earth when infact they live in the west.

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:34 pm
by LiQaaye_TDH
warya Kaalmoy Hargeisa maxaad ka taqaana?
Xalwobuul iyaad ka timiye

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:37 pm
by DawladSade
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:40 pm
by DawladSade
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:46 pm
by Advocatar
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:49 pm
by LiQaaye_TDH
Waryaadha ilma Kaalmoy, aanu Kun Dile inugu soo noqon oo sheegin Taarikhda Kaalmoy Xaawobuul....
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:56 pm
by KUN-DILE
Gedo oo marna gaajo looga qaxo marna dagaal mooye waligeed lama maqal Gedo oo lagu qaxay. LOL
Meesha maxaa laga doona ilaahay ayaa cadaabe.
As for Hargeysa. Only someone who has been there knows about Hargeisa's weather. Its sunny but its cool. The hotest day records 30C degree. Most of the year its between 16C - 25C. It has similar weather like Erigavo.
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 9:59 pm
by DawladSade
Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:02 pm
by KUN-DILE
LOL
For your own food for thaught: Hargeisa's successive mayors were all HY with the exception of the current Ciidagale one.

Re: 2 hours between Heaven and Hell
Posted: Thu Apr 19, 2007 10:04 pm
by DawladSade
[quote="KUN-DILE"]LOL
For your own food for thaught: Hargeisa's successive mayors were all HY with the exception of the current Ciidagale one.

[/quote]
xoogaa cuqdad waan ku ogaa lakin caqli xumo kuguma aqoon ee waa ku sidee, hassan abshirba mayor waa wuu ka ahaa Muqdisho, ma Majeerteen baa Muqdisho le baad lasoo shir tagi marka?
