Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Magaalada Muqdisho oo hadda Degan kadib Dagaal Xooggan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Magaalada Muqdisho oo hadda Degan kadib Dagaal Xooggan

Postby Hiiraan boy » Fri Apr 20, 2007 3:00 pm

Muqdisho:-Magaaladda Muqdisho ayaa saaka waabarigii waxaa lagamaqlayay Rasaasta waawayn iyo hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo laga maqlayay guud'ahaanba magaaladda muqdisho walow ay hadda xaaladu dagantahay.

Israsaaseeyntaan ayaa waxa ay dhexmadhay ciidamadda dawladda itoobiya iyo kuwa dawladda somalia oo iskaashanaya iyo xoogag diidan joogitaanka ciidamada itoobiyaanka.

Israsaasayn socotay daqiiqado ayaa waxa ay haraysay magaaladda oo dhan iyadoo dadka deegaankuna ay kamuujiyeen walaac horleh dagaaldda kasoo cusbboonaaday Muqdisho.

Balse wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in hadda lamaqlayo Rasaas teel teel iyo madaafiic goos goos ah oo ay iswaydaarsanayaa qolyaha ku dagaalamaya magaaladda Muqdisho.

Xaaladda ayaa hadda u muuqata mid xoogaa dagan haseyeeshee markasta waxaa lafilan karaa dagaal iyadoo labada dhinac ee dagaalamaya ay is horfadhinyaan.

Abuu Hurayra
Halgan.net

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 48 guests