Postby Hiiraan boy » Mon Apr 23, 2007 6:05 am
Wafti Uu Hogaaminayo C/qaasim Salaad xasan Oo Hargeysa Jooga
News (Hargeysa}23.4-7
Ilo Wardeed xog ogaal ah ayaa waxeey sheegayaan in C/qaasim salaad xasan iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku sugan yihiin magaalada hargeysa ee maamulk la magac baxay Somaliland............................................
Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee dowladii CARTA ayaa wararku waxeey sheegeyaan in ay ka mid yihiin siyaasiyiin iyo ganacsatadii taageeri jirtey maxkamdihii islaaamka.
Shirar isdaba joog ah ay yeeshen maamulka labaxay Somaliland iyo wafdigan uu hogaaminayo C/qaasim salaad xasan , ayaan warar faahfahsan laga heyn ilaa haatan , balse warar ayaa waxeey sheegayaan in looga wada Hadley xaaladaha siyaasadeed ee kusoo korodhey dalka Somalia, gaar ahaan magaalada muqdisho
Widhwidh Online