war anigu naagaha cadaanka yaa ii kariyo, weekendskana hooyaday macaan sida hada ay isoo agdhigtay hilib shiilan, bariis kaalay arag ah, moos salaad iyo belaayo isku jirto, with papay and my favorite drink of all, sprite!
my mom has one side of the pantry filled with sprite kali, jimca kasto hal box bay gelisaa frigka sabtida mid iyagoo qabow ah sidaan ula soo baxo
