Cabdi Qeybdiid upsets Puntlands plans to loote Bakaaraha
Posted: Sat Apr 28, 2007 12:49 pm
Phuck TFG.... but just look how they already falling out... the puppets...
-----------------------------------------------
Cabdullaahi Yuusuf iyo Maleeshiyo Beeleedkiisa Puntland laga soo aruuriyay oo aad uga Carooday Talaabada uu Qaaday Colonel Cabdi Qeybdiid oo lagu badbaadinaayo Bakaaraha.
MudugNet, Muqdisho. Jimce, April 28, 2007.
Sida uu Khudbadihiisii Maan darrada ku saleysnaa ku Yiri Dhowr jeer oo hore ayaa ayaamahaan Dhan wuxuu dagaal ooge Cabdullaahi Yuusuf u faruuryo qaniinsanayay Sidii loo bililiqeysan lahaa Suuqa Bakaaraha oo ay isha ku wada hayeen Tuugada Puntland laga soo aruuriyay.
Saraakiisha ku heybta ah Cabdullaahi Yuusuf oo ku hanweynaa iney ku qaniyaan Bililiqada Bakaaraha ayaaCabasho u jeediyay Kuwa ku fikirka ah oo uu ka midka yahay Ina Xuub sireed, oo laga hayo inuu Yiri Dgaal waa Galin Dambe, bakaaraha inuu gacanta Majeerteen Soo galo anaa idiin Ballan Qaadaayo ayuu hadalkiisii ku soo Jaray.
Dhanka kale Ashtako Fara Badan oo ay Gudbiyeen Ganacsatadii iyo dadweynihii Shalay Xoolahooda la bililiqeystay ayaan weli waxba ka soo naasa cadaan bacdamaa Madaxda Majeerteen ay ka mideysnaayeen Fikradda ah in la bililiqeysto Hawiye oo la ceyrteeyo, Amarkuna ahaa mid ka soo fulay Cabdullaahi Yeey.
Ganacsatadii iyo Dadweynihii Xoolahoodii la bililiqeystay ayaa dhaar ku maray in ay Xoolahooda xoog ku soo ceshan doonaan hadii kale ay sharciga gacantooda ku qaadayaan iyagoo mid mid u yaqaana Saraakiishii Majeerteen ee horkaceysay Ciidamada Tuuganimada iyo boobka ku kacay.
Ra'iisal wasaatr ku sheegga Geeddi ayaan wax hadal ah ka soo saarin Bililiqada loo geystay Beelaha Hawiye ee Xalaal quutada ah oo ay bililiqeysteen Tuugada Majeerteen oo Amar Madaxweyne ku socda, balse la arki doonee hadii ay ku badbaadaan.
MudugNet News