Page 1 of 1

SOMALIA IS UNDER OCCUPATION.

Posted: Sat Apr 28, 2007 2:07 pm
by DawladSade
Gumaysi baan gelnay, war yaa noo maqan??

Re: SOMALIA IS UNDER OCCUPATION.

Posted: Sat Apr 28, 2007 8:45 pm
by guhad122
Ilka-Yarkaa ceeb mahadaad ogaatay.

Let me tell you something kid:
1. Waxaan Muslinimo kuwaayo, Ogaadeenimo kuheli maayo
2. Waxaan Soomalinimo kuwaayo, Ogaadeenimo kuheli maayo
3. Waxaan qaranimo and xoriyad kuwaayo gumaysi iyo Itoobiya ku heli maayo

Laakiin you and your likes are obssessed with qabiil...

Re: SOMALIA IS UNDER OCCUPATION.

Posted: Sat Apr 28, 2007 8:52 pm
by Biif Baaf
[quote="DawladSade"]Gumaysi baan gelnay, war yaa noo maqan??[/quote]

Ilaaheey baa i noo maqan. Patience & prayer is what we need.