Postby Fale » Wed May 02, 2007 1:28 pm
Nin lagu magacaabo Maxamed Dahir oo ah Agaasimaha Idaacadda Codka Beesha Toronto ee ku hadasha afka Somaliga ayaa dacwado fool xun loo heystaa kadib markii uu ku kacay fal fool xun oo aan dhaqanka Soomaalida lagu aqoon.
Mas’uulkaas sare ee Idaacada Codka Beesha ayaa lagu qabtay isaga oo fara xumeeynaya cunug yar oo afar jir ah xilli Saaxiibkiisa dhalay gabadhaas yar uu ku maqnaa dibada oo Sigaar soo iibsanayay sida uu sheegay.
Aabaha dhalay gabadhaas afar jirka ah oo sheegay inuu sara jooga ka dhacay markii uu dhaayaha ka qaaday falka foosha xun ee uu ku kacay Ninka lagu magacaabo Maxamed Dahir ayaa dacwad u gudbiyay boliiska waxaana uu Agaasimaha Idaacadda Codka Beesha Toronto ku eedeeysan yahay waxa afka qalaad loogu yeero “Child molestationâ€.
Aabaha dhalay 4 jirka uu fara xumeeyay Maxamed Dahir ayay Idaacada iskala shaqeeyaan,waxaana la rumaysan yahay in dacwada tahay mid culus marka la eego ciqaabta dalka kanada ee falalka nuucaasa.
Somalida Toronto ayaa aad u hadal hayo falka foosha xun ee Maxamed Dahir ku dhiiraday laakiin waxaa hore u jiray fal kaas la mida oo uu ku kacay kadib markii dumaashidii oo Ummul ah ku eedeeysay inuu naaska iyo berrida ku dhegay ,kana fuqi waayay si kasta oo ay isaga fujiso.
Maxamed Dahir ayaa isku difaacay inuu la fara Ciyaarayay dumaashidii laakiin arrimahaan iskaashaday oo dhan ayaa sabab u noqon karo inuu ka takoornaato bulshada Soomaaliyeed ee qurba jooga ah.
Maxamed Dahir oo ah nin si wayn looga yaqaano dalka kanada wuxuuna ku hayb yahay Madaxweyne Cabdilahi Yusuf iyo gabadha ridoowday ee Ayaan Xersi Magan ,waxayna qurba jooga Toronto qaarkood sheegeen inaysan dhaqamada nuucaasa wax wayn ka ahayn beesha uu ka dhashay Maxamed Dahir.