Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS XABASHI SOLDIERS GOING TO KISMAYO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS XABASHI SOLDIERS GOING TO KISMAYO

Postby Hiiraan boy » Thu May 03, 2007 7:15 am

weak dhabadhilifs cant attack alone

Wafdigii Dowladda oOo Rajo La'aan Ka Dhoofay Kismaayo Kana Badbaaday Qarax Lala Maaganaa Iyo Sargaal Itoobiyaan Oo Sheegay Inay Ciidamo U Dirayaan Kismaayo
May 03,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Wafdigii ka socday dawlada KMG ah iyo itoobiya ayaa ka ambabaxay maanta magaalada kismayo iyagoon ku guulaysan dhex dhexaadintii ay u yimaadeen kismaayo ee xalinta dagaalkii 23kii april oo in kabadan 32 qofi ay ku geeriyootay.

Wafdiga ayaa waxaa uu sii raacay diyaarada Djabuti oo 25kii bishaan keentay Kismaayo, waxaana ka haray 4 xubnood oo isugu jira xildhibaano iyo saraakiil Ciidan. Wasiirka warfaafinta soomaaliya Madoobe Nuunow ayaa sheegay in wajiga hore ee wadahadalada ay guul ka gaareen islamarkaana ay xubnaha haray sii wadi doonaan wada xaajoodka labada dhinac ee isku haya Kismaayo.

wasiirka oo ka hadlayay sida uu arko ka maqnaanshaha gudoomiyaha degmada iyo kana gobolka ee Kismaayo xilli ay shaqaynayaan garoonka diyaaradaha, dekada, saldhiga booliiska, maxkamada iyo xarunta maamulka degmada ayaa waxaa uu sheegay in hawlahaan ay yihiin kuwa qaran ayna sii socon doonaan iyadoo xubnaha maqan ay dhawaan soo gali doonaan.

Xalay saqdii dhexe koox aan la garanayn ayaa miino galisay wadada geeskeeda meel u dhaxaysa garonka diyaaradaha iyo magaalada, waxaana bammkii uu ku qarxay nin ka mid ahaa ragii dhigayay bamka oo saaka dad badani ay u daawsho tageen waxaa la arkayay hilibkiisi oo geedaha saraan. Lama oga waxa loola jeeday iyo cidda ka dambaysay laakiin waxaa ay qayb ka tahay xaalada kacsan ee ka jirta Kismaayo.

Jaamaludiin Mustafa oo hogaaminayay wafdiga dowladda Itoobiya ee Kismaayo yimid ayaa u sheegya Gedonet waxyar ka hor intii uusan duulin in ay keenayaan Ciidamo Itoobiyaan ah oo kala dhxe galay waxa uu ugu yeeray ciidankii dawlada oo dagaalamay.

N D F-GEDO-NN-Kismaayo

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 59 guests