Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Bayaan ay si wadajir u soo wada saareen: Xubnaha Baarlamaank

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Bayaan ay si wadajir u soo wada saareen: Xubnaha Baarlamaank

Postby Hiiraan boy » Fri May 04, 2007 5:34 pm

Bayaan ay si wadajir u soo wada saareen: Xubnaha Baarlamaanka Xorta ah ee Soomaaliyeed.(TFI) & Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaliyed.(sics
Posted to the Web May 05, 00:32

Warsaxaafadeed asmara.


Shir u socday Muddo sadax maalmood ah waxay ka soo saareen bayaankaan soo socda

Ummada Soomaliyeed iyo beesha caalamka waxaan u cadeyneynaa in aysan jirin wax la yiraahda dowlad ku meelgaar ah, sabatoo ah 1- waxay baneysay in uu wadanka qabsado cadowgii soo jireenka ahaa ee Ummadda Soomaliyeed, 2-Waxay jebisay axdigii lagu soo heshiiyey iyo wixii dadlku sharuuc lahaa oo dhan.3-waxay ku guuldareysatey dib-u-heshiisiintii dalka 4-waxay ku guuldareysatey iney diyaariso axadigii wadanka laba sano iyo bar ka dib.lagu dhaqi lagaa 5-waxay gashay dembiyo dagaal iyo xasuuq dadweyne.

Waxaan cambaareyneynaa ku tumashada iyo ku xadgudubka xaquuqda aadanaha ee lagu haayo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer muqdishu oo ay ka mid tahay:xasuuqa, kufisga,boobka iyo burburinta hantida gaar ah iyo mida guud,barakicinta,ka hor joogsiga iney deeganadoodii ku soo noqdaan, iyo kuwa dayacan daafaha magaalada oo laga horjoogsaday inuu soo gaaro gargaarkii bani'aadanimo.

Un-ka waxaan ugu baaqeynaa:1- ineysan sidii hore ugu qaldamin arimaha Soomaliya 1993 kasoo ku saleysnaa xoog nabad ku dhalin ayna ilaaliso qaraaradii soomaaliya laga oo saaray laga bilaabo1992 733,755,1725, waxaana u soo jeedineynaa iney arrimaha Soomaali loo daayo, 2- iney cambaareeyaan faragalinta Ethopia arimaha gudaha ee Soomaliya iyo xasuuqa ay u geysatey Shacabka Soomaaliyeed.3- in la sameeyo maxkamd caalami ah oo(ICj) baarta xasuuqii ka dhacay tan iyo markii ay soo galeen gudaha dalka soomaaliya ciidamada itoobiya iyo dawlada KMG ah (tfg).

Waxaan u cadeyneynaa Ummada Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka inaan diyaar u nahay wadahadal iyo dib u heshiisiin dhab ah oo ku saleysan cadaalad iyo madaxbanaanida dalka.

Waxaan u mahad celineynaa si gaar ah Dowladda Erteriya, mowqifkeeda ku aadan Urur goboleedka IGAD, kasoo u muuqday urur ay ku shaqeysaneyso Dowladda Ethopia si ay ugu qabsato Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka waxaan ugu yeereynaa iney ka waantowdo dhibaatada joogtada ah ee ay ku heyso shacabka Soomaliyeed, taaso ay ka mid tahay taageerada joogtada ah ee ay siiso Rajiimka Ethopia oo xasuuq joogta ah ku haya Dadka Somaaliyeed iyo dhiirigelinta hogaamiya kooxeedyadii hore dalka u burburiyey.

Waxaan soo dhaweynaynaa muwqifka dowladdaha Musambik iyo k/Arika ee ay ka qaateen dalka Soomaliya oo ah ineysan taageerin qabsashada Ethopia dalka Soomaliya, garateenna inaan xoog nabad lagu dhalinkarin

Waxaan soo dhaweynaynaa ururka dowladaha Islaamka iyo kulanka Fiqhiga Islaamka mowqifkooda ku aadan arrimaha Soomaaliya.

Waxaan ka codsaneynaa ururka Jaamcadda Carabta oo ay Soomaaliya Xubinta ka tahay inuu garto waajibkiisa ku aadan dadka iyo dalka Soomaliyeed. Waxaana ka codsaneynaa taageero siyaasadeed iyo mid Aadaminimo.

waxaan ugu baaqeynaa Shacabka soomaaliyeed meel kastoo uu joogo in ay u midoobaan inay ka xoreeyan dalkooda cadowga qabsaday, waxaana u sheegeynaa iney socdaan dadaallo lagu adkeynayo midnimadda umadda Soomaliyeed.



Sh. Sharif Sh Axmed,
Shariif Xasan Sh Adan &
Xuseen maxamed Caydiid.

Kacdoon.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 79 guests