Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS somaliland flag waves in sool laascanod

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS somaliland flag waves in sool laascanod

Postby Hiiraan boy » Mon May 07, 2007 3:25 am

Calanka Somaliland oo laga taagay qaybo kamid ah Gobolka Sool waa maxay sababtu?
Warkii 07-May-2007 iyo Qormadii: Axmed C/laahi Xirsi

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday qaybo kamid ah Gobolka Sool dhaqdhaqaaq xoogan oo ay kawadaan maamulka Somaliland dhaqdhaqaaqaas ayaa hadaba waxaa loosoo adeegsaday dhalin udhalatay Gobolka Sool oo si wayn utaabacsan goosashada Somaliland.

Dhalintaas ayaa hadaba waxa ay sameeyeen in ay calamo iyo waraaqo ay ku muujinayaan taageeradooda waxa ay ku daadiyeen maalmihii lasoo dhaafay gudaha magaalada Laascaanood oo ay dadka shacabka ee degan magaaldu siwayn ulayaabeen ayna iswaydiiyeen waxa kalifay arintan iyo halka ay katimi.



Intaa kuma aysan joogin dhalintaa waday taageerada ay uhayaan maamulka Somaliland ee waxa ay bilaabeen in calalka Somaliland kataagaan meelo kamid Gobolka Sool sida Canjiid iyo waliba gudaha magaalada Laascaanood inkasta oo uusan usuuroobin in uu usii taagnaado calankoodu sababo la xidhiidha ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka dajiyay goobahaas dhamaantood.



Saaka ayay ahayd markii ay kataageen gudaha magaalada Laascaanood calalka Somaliland oo ay dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaaluda siwayn uga xanaajisay iyadoo dadku ay iswaydiinayaan waa maxay sababta dhabta ah ee kadanbaysa in hadda laga taago calalka Somaliland qaybo kamid ah Gobolka Sool.



Sababta dhabta ah ayaa ilaa hadda si dhab ah usoo shaac bixin iyada oo dadka qaarkii ku macnaynayaan dhalin iska seeflabooda oo muujinaya taageerada ay uqabaan Somaliland halka dadka qaarkiina lee yihiin waa siyaasad xidhiidhsan oo hadda uun la arkay muuqeeda oo ku dhex jirta shacbwaynaha Gobolka.



Si kastaba ha ahaatee maamulka Somaliland ayaa wada olole ka dhan ah maamulka Puntland oo ay ka dhaxayso colaad dhuleed oo aan marnaba labada maamul damcin in lasoo afjaro colaadaas oo dadka qaarkii ku macneeyeen riwaayad loo dhigo Bulshawaynta SSC ee Darawaasheed.

Axmed C/laahi Xirsi

Binow1@hotmail.com

info@afnugaal.com

Padishah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2464
Joined: Sun Jan 07, 2007 9:10 am
Location: Ozzieland.

Re: BREAKING NEWS somaliland flag waves in sool laascanod

Postby Padishah » Mon May 07, 2007 3:52 am

A revenge for the Somali Flag in Burao?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 67 guests