Page 1 of 3

Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 4:11 am
by salool


Does anyone know where you can order her clothes online.

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 4:19 am
by Adali
omg omg omg omg omg omg omg omg omg omg omg omg omg omg omg omg omg !

she has that sexi full upper lip, omgomgomgogmgomgogmogmogm !


:rose:

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 4:23 am
by salool
Omg, a thirsty farah showed up :roll:

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 4:25 am
by QaaliDumar
Too flashy for my liking. Keep it simple and sophisticated is my motto.

Btw, the last model wearing the dirac. That look would make me feel like I'm wearing my whole wardrobe :shock:

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 4:35 am
by salool
Zeliah, i dont like flashy clothes either but that purple dress she is wearing is not bad.Lool wixi ugu danbeyey ay na tustay garan maayo wuxu ahaaba, dirac iyo boqolaal wax oo la iska dul xidhay :lol:

Somalida waxooda oo dhan way kala maqan yehiin, inay online shop sameysto bey aheyd si loo arko waxay heyso.


Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 4:46 am
by QaaliDumar
Loool@ dirac iyo boqolaal wax......Meeqaan xafladu ku arkay kunkaas wax iska dul qaba.

That purple ain't bad laakin waxay isku qabto dhan ayaa wada midabkaa ah.



Yes, oo qofka isagu ka soocdo wixi cajabiya

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 4:52 am
by Adali
just because you are an "anti-man feminist jealous suspect lesbo", does not make me a thirsty farah, I merely stated my appreciation of the lovely feature on the sister and there is nothing wrong or perverted about that, there is nothing more attractive to me than a luscious full upper lip Maa-sha-allah.
:lawd:

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 6:23 am
by Tuushi
Soo much clothes,so little covered.

Is it a UK/Europe thing;tht "hijab" style,the mountain?

So many bright colors but well designed dress.

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 6:29 am
by salool
Loool@ dirac iyo boqolaal wax......Meeqaan xafladu ku arkay kunkaas wax iska dul qaba.

That purple ain't bad laakin waxay isku qabto dhan ayaa wada midabkaa ah.



Yes, oo qofka isagu ka soocdo wixi cajabiya
Dumarka somalida badankooda ma yaqaanan waxa ku so baxaya jirkooga iyo dhookhooga toona.Mid kasta ta kale ayey eegeysa waxay xidhan tahay markaasey ku deynaysa.Naag kasta xajmigeeda iyo agkeeda wax ku haboon inay xidhato aya fiican.

Iminka videoga ugu horeya tii so qaraacda waxay laheyd; walaal setkan aad xidhan tahay wuu qurux badan yahy, kaaso kale ayaan dooneya.Xita is waydiin maayan talow waxan adiga jirkaaga ma ku so baxaya, inanta barnaamjka so gudbinayasa mashallah way dhuuban tahay.Lagama yaaba laakin dharka ay xidhan tahay inu ku so bixi laha naag buuran oo cududow waawyen.

Most somali females fashion police bey oo baahan yehiin oo runta u sheega.

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 6:31 am
by salool
Soo much clothes,so little covered.

Is it a UK/Europe thing;tht "hijab" style,the mountain?

So many bright colors but well designed dress.
Masarka buurta la dhigay wa wax hada socda, it's realy ugly to be honest. :down:

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 6:40 am
by Tuushi
Soo much clothes,so little covered.

Is it a UK/Europe thing;tht "hijab" style,the mountain?

So many bright colors but well designed dress.
Masarka buurta la dhigay wa wax hada socda, it's realy ugly to be honest. :down:
Yes.It looks very uncomfortable and it is headed to being camel hump in that hadith.

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 6:55 am
by salool
Tuushi, I dont know about UK but here they usualy wear it on parties,to many layers :down:

Waxan arkey xita dadba labo masar iska dul xidha si ay dhakado oo sii dheerato, wa calaamadihi la sheegay inay aakhiro zamaan tahay.Dad dhar xidhan oo hadana qaawan iyo madaxo la sii dheereyey.Exactly that hadith you mentioned.

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 8:24 am
by ManD333q
Horrible just horrible..would never wear any of that even if I was paid for it. What happened to simpleness. this is imitation of middle eastern fashion ugh!

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 8:51 am
by greenday
Thats bit too much and habarish :|


As for the big hump, maybe too big but i do wear.

Re: Naagtan xarago dhamaysay!

Posted: Fri Oct 12, 2012 9:42 am
by salool
greenday, you guys are lucky! you can buy any fabric you want from indian shops and sew it up.Uma baahnidinba inaad somali wax ka iibsataan.Meshan aan joogo dhar la'aan ba ka dhacdey :down: